Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

120 Somali pirates want to plead guilty in court

  Mumbai: In a significant development, the 120 alleged Somali pirates nabbed in four operations expressed their intention to plead guilty in the case. This intention...

Madaxweynaha Tansaanita oo Xilkii loo Dhaariyey

Madaxweynaha Cusub ee Tanzania, John Magufuli, ayaa loo dhaariyay xafiiska madaxtinimada khamiistii shalay, inkastoo weli uu muran ka taaganyahay doorashadii uu ku guuleystay ee...

Ingiriiska oo Muwaadiniintiisa ka Daad-guraynaya Dalka Masar

Sharma Sheekkh(SLpost)- Diyaarado ayaa dib u daad gureyn doona dadka British ka ah ee dalxiiska u jooga magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar, sida...

’Waxaan ka Baqayaa Hadduu Jiitamo Tartanka Kulmiye ee Murashaxnimadu inay Dib u Dhigi Karto inay Doorasho Dhacdo’’ Guddoomiyaha UCID

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa ka khadlay, khilaafka xisbul xaakimka KULMIYE, waxaanu sheegay haddii khilaafka KULMIYE, uu sii daba...

“Haddii Shirka Golaha Dhexe Dib u Dhac Ku Yimaado Qaranka Dhaawac baa Gaadhi Doona” Musharax Indho-indho

Hargeysa(SLpost)ovember-06-2015- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed  Xasan(Indho-indho), oo sheegay inuu musharax madaxweyne xigeen u yahay Muuse Biixi, waxa uu sheegay inaanu garabkoodu aqbali doonin in shirka...

Wasiirka Beeraha Oo Baaq Ka Soo Saaray Daadad Iyo Dabaylo Laga Cabsi Qabo

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa muwaadiniinta reer Somaliland ee ka ag dhaw xeebaha iyo Goobaha godan ee goobo la...

Riyaddii Rumawday! Qaybtii 15aad

Intaas ka dib, Ismaaciil Edaddii waxay toos u guddo-gashay  ujeedka rasmiga ah ee ay galabta reerka ugu soo wareegtay,waxaanay hadalkeeddii ku bilawday: “ Walaalo,inaad ogtihiin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img