Kayntii Lammaanaha!
Kaynta lammaanuhu waa xidh jiq ah oo goobo u eg. Dhir waaweyn ayaa ku wareegsan, kuwaas oo faraqyada laamahoodu madaxa isla galeen, kana qariyeen...
HARGEYSA: Dadweyne Biyo La’aan Daran Ka Cawday, Kuna Eedeeyay Maamulka Wakaaladda
Hargeysa(SLpost)- Dadweynaha xaafadda gacanta ee degmada Maxamuud Haybe ayaa si qiiro leh saxaafadda ugu waramay islamarkaana ka cawday in biyo la’aan baahsan oo ay...
Ganacsatada Soomaalilaan iyo Siyaasadda.
Ganacsigu wuxuu ku qurux badan yahay in uu ahaa mid xor ah, oo aan ku xidhnayn cid gaar ah, sidaasi oo kale ayey ganacsatada...
Isticmaalka Balwadaha oo ku Sii Badanaya Dumarka Somaliland Iyo Habacsanaanta Bulshada Iyo Culimadda
Marka hore waxan salamayaa dhamaan haweenweynaha somaliyeed gaar ahaan haweenka somaliland waxan raali galin ka siinyaa maqaalka aan doonayo inaan halkan ku soo bandhigo...
Ma Hoobal?!
“Haddii shacbi kasta fankiisu lahaan karo beri-samaad (Golden age), fan masraxeedka soomaalida beri-samaadkiisu wuxu ahaa horraantii Lixdannadii ilaa horraantii Toddobaatannadii (abbaara 1962-1972). Tobankaas sanno ayaan...
Dal Jacayl!
Kalmada dal amma waddan waxa ay ka kooban tahay oo ay ka turjumaysaa degenaansho, ammaan iyo loollan. Waa kalmad yar oo macno badan ku...
MUHIIMADDA IYO FAA’IIDA KA DANBEYSA NAASNUUJINTA
Waxaan maaqaalkan si qoto dheer ugu qaadaa dhigi doonaa faaidada caafimaad ee naas nuujinta. Naas nuujinta faaido aad u wayn ayaa ku jirta, Allah quraankiisa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

