Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Fannaaniinta Maxamed BK iyo Sahra Ileys oo wada-jir ah u soo saaray Hees Cusub oo la magac-baxday JIBAAX iyo murtida ka dambaysa

Fannaaniinta Maxamed BK iyo Sahra Ileys oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska, gaar ahaan magaalada London oo ay kaga qayb-galeen Todobaadka Bandhiga Soomaalida (Somali...

RIYADII SAC-MAALLADA: Sheeko Khuseysa Habka Hogaaminta iyo Qaabka Musharaxiinta. Q/4aad

Sida aan ku soo qaatay saddexdii qormee hore (Q-1aad, Q-2aad iyo Q-3aad) waxay sheekadan ku aroortaa habka hoggaaminta fiican iyo qaabka murrasharaxiinta oo lagu...

Murrashaxnimada Xaglo-toosiye: Xaqiijinta Himilooyinkii hoggaaminta! by: Weriye Saleeban Kalshaale

“Fursadaha Xisbiga Kulmiye dhaxli doono haddii uu Wasiir Xaglo-toosiye ku guulaysto Murrashaxa Madaxweyne ku-xigeenka” Falanqeyn; Qalinkii. Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) Xisbiga  Kulmiye waxa uu...

Dhallinyaro Taageertay Musharraxnimada Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Saylici

Hargeysa (SLpost)-Aqlabiyadda Dhallinyarada Beesha Subeer Awal, ayaa shaaciyey taageerada ay u hayaan Musharraxnimada Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo u sharran jagada madaxweynenimo ee Xisbiga...

MA LA AAMINI KARAA SIYAASIGA MAANTA JOOGA? Qaybtii labaad

Xaqiiqdu waxay tahay umadkasta oo koonkan ku nooli waxay ku dhisan tahay kuna kala hormartaa, jiilkooda soo kacaya hadaba waxaa lagamamaarmaan ah in la...

Guddoomiyaha Kulmiye oo Sheegay in Qabsoomida Shirka Golaha Dhexe aannay Wax Caqabad ahi Haysan

  Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha Kulmiye, ahna musharaxa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in shirka golaha dhexe ee Kulmiye si habsami ah u qabsoomayo Salaasada...

Maxamed Kaahin oo Diidmada Shirka ee Musharixiinta Isbahaystay Ku Sheegay Arrin u Baahan in la Baadho

Hargeysa(SLpost) - Maxamed Kaahin Axmed, guddoomiye xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye, ayaa ku dooday in musharaxiinta isbahaystay diidmadooda shirka Kulmiye tahay arrin u baahan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img