Ku-Dayasho Indho-La’aaneed
Umad waliba waxay leeyahay hal-door iyo cid ay hiigsato oo ay kolba himiladeeda iyo hiyigeeda ba uga tilmaan qaadato, iskuna qiimeyso inay sidaas hebel/heblaayo...
Madaxwayne Siilaanyo oo Wakaaladdii Horumarinta Waddooyinka Ka Wareejiyay Wasaaradda Madaxtooyadda
Hargaysa(SLpost)-Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo xeer kaga hoos saaray wasaaradda madaxtooyada Wakaaladdii horumarinta Wadooyinka taasi oo lagu wareejiyay wasaaradda hawlaha guud. Warsaxaafadeeed ka soo baxay aqalka...
“Muuse u Daba Fadhiisan Mayno Xisbi Caddaalad Darro ah” Maxamed Biixi
Hargeysa(SLpost)- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ahna, musharax u taagnaa jagada musharaxnimada madaxweyne ee Kulmiye, ayaa xaaraan ku tilmaamay shirka...
“Waanu Ka Xunnahay Tareenkii KULMIYE Eennu Inta Badan soo Saarayn Innaanu Halkaa Kaga Degno” Musharax Kijaandhe
Hargeysa(SLpost)- Musharax Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe, oo ka tirsan aqalka wakiillada, una ordayay madaxnimada Kulmiye, ayaa sheegay in la gees maray dhaqankii Kulmiye ee...
Garabka Isbahaysiga Murrashixiinta Kulmiye Oo Qaadacay Shirka Golaha Dhexe
“Muuse u daba fadhiisan mayno xisbi caddaalad daro ah”Maxamed Biixi Hargaysa(SLpost)-Musharaxiinta xisbiga Kulmiye dhexdiisa xilka madaxwaynenimo ugu tartamaya ayaa qaadacay shirka golaha dhexe ee xisbiga...
Ma xor baad tahay mise xayirane?
Adoonsi iyo adoonimo waxey si cad oo aan caad saarneyn u jireen wakhtiyadii hore ee lasoo dhaafay, imika way tirtirmeen oo wax aad odhanaysid...
Marwo Aamina Waris oo Shaacisay inay Xubinimadeedii Golaha Dhexe uga tanaasushay Haweenay Kale iyo Sababta ka dambaysa
Hargeysa(SLpost)- Marwada madaxweynaha Somaliland, Marwo Aamina-waris Maxamed Jirde, ayaa sheegtay inay xubinimadeedii golaha dhexe ee dhawaan Muuse Biixi ku daray xisbiga KULMIYE uga tanaasushay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

