HomeCukuse oo Si Ragganimo Leh Uga Dhabeeyay Balankii Uu Qaaday, Una Coddeeyay...

Cukuse oo Si Ragganimo Leh Uga Dhabeeyay Balankii Uu Qaaday, Una Coddeeyay in aannu Muuse Noqon Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka warfaafinta somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa waxa uu hore u sheegay in uu taageersan yahay saaxiibadiisii iscasillay iyo garabka isbahasga musharixiinta ee maanta shirka golaha dhexe ka maqnaa waxaana uu balanqaaday in uu xaggooda u codayn doono taasi oo macneheedu tahay in uu ka soo horjeedo Muuse Biixi iyo xulafadiisa.

Waxa uu maanta doorashadii golaha dhexe si cad  gacanta ugu taagay inaannu muuse Biixi noqon musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye, iyada oo ay hareeraha ka fadhiyaan madaxweynaha somaliland iyo gudoomiye Muuse Biixi.

Wasiir Cukuse ayaa ka dhabeeyey balankii uu u qaaday wasiiradii is casilay iyo musharaxiintii qaadacay inay ka soo qayb galaan shirka kulmiye, taas oo uu muujinaysa in uu si ragganimo leh ugu adkaysaty mawqifkiisii hore, diidmada Muusena uu uga munaafacaad roon yahay saaxiibadiisa codkii ay kiisa ku biirin lahaayeen la maqan.

Ka dib markii wasiir Cukuse uu gacanta u taagay inuu diidan yahay musharaxnimada Muuse Biixi Cabdi ayaa la arkayey isaga oo dareenkiisa la qaybsanaya madaxweynaha somaliland oo qosol ku soo dhaweeyey.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories