Falanqaynta Miisaaniyadda 2016 iyo Doorka Wasiir Samsam
Hordhac: Marka hore Mahad waxa iska leh oo ay u sugnaatey sareeye Subxaanahu Wa-tacaalaa. Akhriste, waxa aynu qormaddan diirada ku saari doonaa waxqabadka wasaarada Maaliyadu ay...
Qiimaynta Axmed-Siilaanyo
Qiimaynta siyaasiga maantu waa garashada ka berri. Markaa Axmed-Siilaanyo aniga sidan hoos ku taxan ayuu ii gu qiimaysan yahay. Waagii uu ka tirsanaa maamulkii dawladihii...
SHEEKO GAABAN: Islaan Wali Guri ma ka Kireysatay?
Reer aroos ahaa ayaa guri ka kireystey sadex maqsin, gurigu waa afar maqsin qol waxa gala islaanta leh guriga, Canab oo ahayd aroosada guriga...
Xanuunka “Muuqo” iyo Soomaalida
Daraasad aan rasmi ahayn iyo baadhitaanno dhinaca qoraallada ah oo aan muddo ku samaynayey dhacdooyin iyo dhaqano bulshadeena ku fiday ayaa waxay ii muujiyeen...
Siyaasad ku Salaysan Shillin Urursi ma sii Waarto
Somaliland Waxaa ka jira xisbiyo kala duwan oo mid walba uu leehay ujeedoyin iyo hadafyo kala duwan oo uu doonaayo inuu kaga dhabeeyo yoolkiisa...
Shir-guddoonka Guurtida oo soo Bandhigaya Habsan Sanadeedkii Xildhibaanada
Hargeysa (SLpost) – Shir-gudoonka Golaha Guurtidda Somaliland, ayaa sheegay inay dadweynaha iyo warbaahinta u soo bandhigi doonaan dhawaan Xildhibaanaddii fadhiyadda ugu badan ka maqnaa...
Dhaxalkii Askariga! Qaybtii Afraad
Qaybtii saddexaad waxa ay inoo joogtay reer Libya oo kacdoon kaga hor-yimid taliskii Mucammar Al-Qaddaafi, qaybtanna halkii ayaa ay ka shidaal qaadan doontaa. Inkasta oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

