Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Wakiilada Oo Dawladda Hoose Ee Burco Xafiisyada U Faaruqisay iyo Jawaabta Maayar Muraad Ka Bixiyey
Burco(SLpost) - Guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka musuqmaasuqa u qaabilsan golaha wakiillada Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay Arbacadii shalay ahayd ku qabteen...
Talliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Xubno Dablaydii Ramaax Weerartay ah Oo La Qabtay iyo Tirada Dad kale oo Loo Xidhay Tuhun
Boorama(SLpost) - Taliyaha guud ee ciidanka booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa ku sheegay in hawl...
Meherkii Baaqday! Qormadii Labaad.
Muqajil baasbuu ahaa oo aan u furfurayn haasawaha hablaha, waxa buur kala cuslayd inuu soo bandhigo dareenka jacayl ee naftiisa biyo dhigay. Berribaad u...
Waftigii Madaxweynaha Oo Kullan Balaadhan La Yeeshay Jaaliyadda Ku Dhaqan Dalka Ireland
Dublin(SLpost)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo waftigii uu hoggaaminaayay ayaa kulan ballaadhan la qaatay Jaaliyada Somaliland eek u dhaqan Wadanka Ireland. Madaxweynaha...
Maraykanka Oo La Yaaban Sababta Kooxda Daacish u Adeegsato Baabuurta Shirkada TOYOTA
Dawladda Maraykanka ayaa su’aalo ka weydiisay shirkadda TOYOTA sida ay kooxda argagaxisadda ah ee Daacish u heshay baabuur badan oo nooca Land-cruiserada loo yaqaan ah,...
Xukuumadda Oo Ka Hadashay Weerarkii Lagu Qaaday Guriga Badhasaabka Gobolka Awdal
Boorama(SLpost) - Ugu yaraan 2 ka mid ah ilaalada badhasaabka gobolka Awdal ayaa dhintay kadib markii dablay hubaysani soo weerartay gurigiisa oo ku yaala...
YUUSUF GARAAD GOORMUU QALINKA LA BOODAA!!! ?
Qalinkii: Ahmed Ali Kaahin Nin dhalinyaro ah oo dheer, aadna u firfircoon, codkiisana sifiican dhagaha somalidu u taqaan saxaafada haddalka u badana sallaankeeda meel hoose...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

