HomeMadaxweynaha iyo Waftigiisii oo Landhan lagu soo dhaweeyay

Madaxweynaha iyo Waftigiisii oo Landhan lagu soo dhaweeyay

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

London(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminaayay oo maalmihii ugu dambeeyey safar ku gaalaa bixinayay waddamo carbeed iyo kuwo reer yurub ah oo uu ugu muhiimsanaa dalka Ireland oo uu waftigu balan qaad rasmi ah ka hellay, ayaa xalay abaaro 11:45 habeenimo saacadda geeska Afrika soo gaadhay garoonka diyaaradaha magaalada London ee Heathrow Airport.

Waftiga madaxweynaha oo ay ku wehelinayeen xubno wasiirro ah ayaa waxa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada London, waxaana madasha soo dhaweynta si weyn uga dhex muuqday oo buux dhaafiyay jaaliyadda magaalada Bristol oo gebi ahaanba aad moodaysay inay caruur iyo cirroole usoo baqooleen dhinacan iyo magaalada London si ay uga qayb qaataan soo dhaweynta madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland iyo waftigiisa iyagoo lulaya calanka jamhuuriyadda Somaliland iyo kan xisbiga Kulmiye.

Magaalada Bristol ayaa waxa maalmihii ugu dambaysay laga dareemayay dhaqdhaqaaqa diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweynaha, waxaana horkacayay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee laanta Bristol Mudane Mustafe Xaashi Cismaan. Waxa kale oo si weyn uga dhex muuqday odayaal kale oo magac ku dhex leh bulshada.

Maayar kuxigeenka caasimadda Hargeisa Mudane Cabdicasiis Cagaweyne ayaa isna madasha ku sugnaa , isagoo weftiga uga sii horreeyey carriga Ingiriiska isla markaana maalmihii dambeeyey hawlo shaqo ugu sugnaa dalkani UK.

Weftiga oo safarkooda hore ugu soo maray waddamada Imaaraatka iyo Ireland ayaa waxa la filayaa inay maalmo kooban ku negaadaan carriga ingiriiska iyagoo kulammo la qaadan doona madaxda sarsare ee waddanka iyo jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan carrigan ingiriiska.london5london4 london5 London6

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories