HomeMuwaadinnimo mise…….?

Muwaadinnimo mise…….?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Muwaaddin – Kelmad aynu afka ka nidhaahno laakiin aan uurkeenna gaadhsiisnayn. Muwaadinnimadu waa dareen dhab ah oo qofka laabtiisa ku jirta, waa damiirkaaga oo hoos kuula

hadla kuuna sheega ‘dalkan adigaa leh ee hadimada ka dhawr, adigaa leh ee beero, adigaa leh ee wanaajiso’. Wadaniyaddu waa adigoo bacda yar ee foolxumaynaysa ka qaada waddada, waa adiga oo aan ku tuurin dariiqa caagada aad wax ka cabto, waa adiga oo dariiqa xaadha si mutadawacnimo ah, waa adiga oo ku caawiya dawladda hoose hawshay ka hayso magaaladaada. Waa adigoon uskaga kusoo dayn dariiqyada dadku marayo, waa innaga oo meelaha biyuhu fadhiistaan xilliga roobabka iska awdna. Haa, waa waxaas oo dhan iyo wax kaloo badan oo aynaan dhamayn karin. Balse taa beddelkeeda innagu waxaynu samayno u fiirso, markasta oo roob ina helo.

Dadkeenu qashinka guryaha ayay soo raaciyaan biyaha yaree hormaraya kama fikiraan in iniba meel ku hadhayso oo ay deegaankii wasakhaynayaan, bal wakhti uu roobku ka qaaday magaalada aad degentahay soo bax oo wadooyinka soo mar waxa qashin urursan yaalla. Markaynu aragno eedda dawladaha hoose ayaynu dusha uga tuurnaa laakiin dhab ahaantii innagaa leh. Muddo yar kadib ayay xanuuno dillaacaan, qayladaa yeedha, cusbataalladaa buuxsama markaasaan nidhaahnaa shuban biyoodbaa dilaacay, ismana waydiinno sababta markasta wakhtiga roobka xanuunkani u dhacaa waa maxay? Hadda waa adiga iyo aniga waxa waxaas oo dhan u sabab ah. Qashinkii aynu daadka soo raacinnay ayuu ka dhashay ama biyihii meelahaa inoo dhaw iyagoo madoobaaday fadhiisanayay ayuu ka dhashay.

Wixii kaa dhinta iyo wixii aad la rafaadoba sababtu waa adiga, meel fogba ha eegin. Innagaan deegaankeenna dhawran markaasaynu cid kale oo aynaan garanayn meel ay inooga imanayso ku hallaynaa. Kaaga darane markaas baynu ku hadalnaa luuqad adag: ‘dhaslaantu (dust land) wax la joogo maaha’ Waa Adiga cidda dhaska ka dhigtay ee kadaa. Muwaadinnimada waxaan u naqaan u dabbaal-dagga maalinta 18 May iyo inaan budhka qaadanno haddii Soomaaliland wax laga sheego, bes. Ka intaa sameeya cidi kama sarrayso. In muwaadinnimo la innagu shubaa fiicnaan lahayd hadii la isku shubi karo ilayn noqon kari waynee.

Alle ha ina garansiiyo wanaagga dalka iyo deegaankeennaba.

Farax Xaaji Cismaan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories