Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Kulmiye sidee uga baadbaadi karaa burbur ku yimaadda?!

  Xisbiga Kulmiye dhexdiisa waxa sii kordhaya loollankii iyo ololihii lagu hanan lahaa jagada murrashaxa madaxweynennimo ee xisbigaas. Toddobaadkii hore waxa damaciisa jagadaas caddeeyey wasiirka arrimaha...

Israel Oo Booliskeeda Siisay Awoodo Ay ku Hagardaamaynayaan Falastiiniyiinta

  Qasa(SLpost)- Israa'iil ayaa waxay ciidankeeda booliska siisay awood ay  xadidaad ugu soo rogi karaan qeyba ka mid ah bariga magaalada Qudus, kaddib markii dhawaantan...

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka ku Bogaadiyay Bilashada Sanadka Cusub ee Islaamka

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo isaga oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacbiga Somaliland waxa uu Munaasibadda Sannadka Cusub ee Islaamka 1437 (Hijiriyada)...

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Rabshadihii Boorame

    Hargaysa(SLpost)- Guddoomiyaha aqalka guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii u horaysay ka hadlay xiisada Awdal ka soo cusboonaatay, waxaanu ku tilmaamay mid sahlan...

FARRIIN U GAAR AH ERGADA GOLAHA DHEXE EE KULMIYE

    Hargeysa(SLpost)-Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye, Mudane Xasan Siciid Yuusuf ayaa waxa uu farriin wargelin ah u jeediyay dhammaan xubnaha golaha dhexe ee xisbiga in ay...

Midowga Yurub oo Sheegay inay Dawladda Itoobiya Kula Jiraan Wadahadal la Xidhiidha Dhismaha Jidka Berbera Corridor

    Addis Ababa (SLpost)- Ururka Midowga Yurub, ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey inay dawladda Itoobiya kula jiraan wadahadal la xidhiidha dhismaha jidka isku xidha...

Wefti Somaliland u metalaya wada-xaajoodka Maamulka Hawada Sare oo dalka Turkiga u dhoofay iyo Rejada Wasiirka Duulista

Hargeysa (SLpost)- Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa gelinkii dambe ee maanta u anba-baxay dalka Turkiga, halkaas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img