Monthly Archives: October, 2015

spot_imgspot_img

Kiiniya oo Maxkamadda ICJ u Gudbisay Caddaymo La Xidhiidha Muranka Badda ee Soomaaliya u Dhexeeya

  Nairobi(SLpost)-Xukuumadda Kenya ayaa u gudbisay QM caddaymo la xidhiidha muranka xuduud-badeedka ah ee kala dhexeeya Somalia, iyadoo xukuumadda Kenya ay doonayso in murankan lagu...

DHACDOOYINKA MASIIRIGA AH EE U BAAHAN IN KULMIYE TIRADDA KU DARSADO

“Dulin iyo qaniin baa Igu deeddamaayoo Dalooshuu is leeyahay Ninba meesha ugu dagan Ee dubkayga tuunbada Degdeg looga sudhan karo.” Abwaan Gaarriye- Daba-taxan   Musharaxiinta Madaxweynenimadda  xisbiga KULMIYE waxay ku heshiiyeen inay...

London: Xafladda Furitaanka Somali Week Festival 2015 iyo Wacdarihii Madasha (SAWIRRO)

Waxa xalay magaalada London ee dalka Ingiriiska ka furmay Bandhigga Todobaadka loogu magacdaray SOMALI WEEK FESTIVAL oo sannadka Kasta 24-ka bisha October lagu qabtay...

Guddoomiyaha UCID Muxuu ka Yidhi Hadal uu Yidhi oo Dhallinyarada Awdal Dhibsatay?

Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, oo sabtidii ka baxay Somaliland ayaa dalka dib ugu soo laabtay maanta, isagoo ay weheliyaan...

Sheekh Aadan Siiro oo Madaxtooyada Ku Dhaliilay Furfurista Dadka Somaliland Iyo Xaaladaha Dalka Ka Jira

  Hargeysa(SLpost) - Sheekh Aadan Siiro, ayaa khudbadiisii jimcaha ee maanta kaga hadlay hogaaminta iyo aadaabta looga baahan yahay hogaamiyaha, waxa kale oo uu soo...

Qayb ka Mid ah Al-shabaab oo Daacish ku Biirtay

Muqdisho(SLpost) - Farac ka mid ah Ururka Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay inuu si buuxda u taabacsan yahay kooxda la magac baxday Khilaafada Islaamiga ah ee...

Hal-abuur Yaasmiin Maxamed Kaahin oo Marti ku ah Barnaamijka Hereri iyo Hargeysa

Yaasmiin Maxamed Kaahin, Waa hal-abuur curisay suugaan tirabadan, sidoo kale waa qareen sharci oo bulshada u adeegta. Yaasmiin, waxay hal-abuurtay maansooyin tayo badan, tiradooduna aannay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img