HomeBar Bilowga Siyaasaddii Is Casilaadda

Bar Bilowga Siyaasaddii Is Casilaadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxaa baryahaaba dadku la yaabanaayeen siyaasada gunta dheer wadaanta lagaga soo dhurey ee ay soo lafa gureen Madaxweyne silaanyo iyo Gud. muuse biixi ee ku wajahneyd isbahaysida garabka sharxan ee ku mucaaridka ah muuse biixi

Waxa aynu eegi sida ay ku bilaabmatey barbilowga siyaasada dareerisey wasiirada in badan loo tirinaayey iney dhisaan siyaasada madaxtooyada, in badan ayaa ay olele ba’an ku qaadeen muuse biixi sidii ay u wiiqi laaayeen, si kastaba wa’ay yeeleen, gidaarwalba wa’ay istaageen, marfashwalbana waa’ay ka qayliyeen, intaas ka dib dulqaadasho badan oo siyaasi ah, waxaa dhawaan dhacdey ka hor inta ayna is casilid wasiiradu, in ay soo saarteen liis badan oo golaha dhexe ah, muusena ku qancey in  hadii uu dhab yahay liiskaasi uu garabka ka soo horjeedaa uu caqlabiyada lee yahay , ayaa muuse la tashadey silaanyo, waxaana go’aan lagu gaadhey in wasiirada meesha laga saaro, waxay is waydiinta ay iswadyiiyeen ay noqotey, madaxweyne hadii aad  eridid wasiirada!.. maxaa dhacaya? Intee in leeg ayey inagu yeelaneysaa saamayn? Hada la soco in wasiiradu calaa duul u galaan kana mid noqdaa golahaa dhexe ee xisbiga kumiye.. lafa gur badan ka dib oo ku saabsan suaalihii ka imid in saaxada golaha wasiirada laga saaro ragan, lakiin la rabo sidii looga saari lahaa, ayaa waxaa la qaatey siyaasad ah in wasiirada laftooda xan la maqashiiyo in iskushaandheyn soo socoto, lakiin la sheegayo in maxamed biixi, xirsi iyo xulafadooda ay seeftu la tageyso,..xantaa markii ay maqleen ay ahaatey mid isasoo tareysa, ayeaa waxaa habeen ay bishu tahay 21 khamiis ..la sheegey in ay kulan yeesheen wasiiro u badan kuwa is casiley oo ka mideysnaa siyaasada garabkooda kulmiye ayaa waxa ay  go’aan ku gaadheen in intaanu madaxwaynuhuu eryin ay is casilaaan, ka dibna waxay ku dhawaaqeen in ay is casilaan,…halkaa oo ay filayeen in ay is casilaadoodaasi dhabar jab ku tahay madaxwaynahaa iyo muuse biixi, ayaa waxaa dhacdey dareen dad wayne oo odhanayaa maxay uga tageen xilka ay qaranka iyo umada u hayeen hadii ay rag is qabteen,.. waxay isku qabteena ayna la xidhiidhin arin la halmaasha shaqada ay hayeen,…

Dhinaca kale ee madaxwayanaha iyo gud. Muuse biixina way ku guuleysteen siyaada ay dhigeen taas oo u saamaxaysa in lagu soo buuxiyo xilalkii banaanaa rag wasiiro ah oo taageersan Gud. Muuse biixi wasiiradaa oo toos uga mid noqonayaa golaha dhexe e xisbiga, waxaa kaloo madaxwaynuhuu ku darey tiro wasiiro dowlayaal ah oo tageersan Gud. Muuse biixi korna u qaada tageeradiisa kana mid noqda golahaa dhexe,…

Dhinaca kale waxaa in badan la hadal hayn jirey in uu Madaxwaynuhuu gaboobey oo siyaasada uu  Wasiir xirsi iyo rag kale u dhisaan, … lakii taas waxay meesha ka baxdey markii la arkey siyaada farshaxamaysan ee loo dhigay isla wasirada loo tirinaayey in ay saamayn ku leeyihiin siyasada xukuumada,..

 

Xasan Maxamed <Xasanand1@Hotmail.Com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories