HomeXildhibaan is barbardhig Ku Sameeyay Xukuumaddan Iyo Xukuumaddii Hore

Xildhibaan is barbardhig Ku Sameeyay Xukuumaddan Iyo Xukuumaddii Hore

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLPost)-Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada, ayaa is barbar dhig ku sameeyey Xukuumaddan iyo Xukuumaddii hore ee uu Daahir Rayaale Kaahin Madaxweynaha ka ahaa, waxaanu sheegay inay Xukuumaddani ka liidato kana faan badan tahay xukuumaddii hore.

 

Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay sidan “Xukuumaddani markii ay Mucaaradka ahayd, waxa ay aad wax uga sheegi jirtay,Xukuumaddii hore ee uu Madaxweynaha ka ahaa Daahir Rayaale Kaahin, waxa ay ku canbaarayn jirtay Hanti boob, iibka Hantida Umadda, gaar ahaan Madaxweynaha iyo rag badan oo ka tirsan Xukuumadda iyo Kulmiyeba, aad ayey wax uga sheegi jireen Xukuumaddaas, oo waxa la hayaa Rikoodhinkii, laakiin sida aynu maanta aragno, waxyaabaha ay Xukuumaddani ku dhaliili jirtay Xukuumadaas, wax ka daran ayey sameeynaysaa, oo Xukuumaddaasi inta badan kumay faani jirin, kamay badheedhi jirin iibka Hantida Umadda, balse Xukuumaddani wey ka indho adag tahay, Xukuumaddii hore, oo waxay ku faanaysabaa iibka Hantida Umadda, markaas inay dib isku daawato, ayey ahayd, oo Dastuurka ay sida doonto u jabinayso inay dib u eegto ayey ahayd, wax walba oo ay Xukuumadda ku dhaliili jirtayna iyo wax ka darana wey sameeysay oo ay xitaa ka mid tahay dib u dhaca Doorashada, oo aynu ogeyn waxa ay ku hadli jireen iyo Maanta waxa ay ku hadlayaan”.

 

Xildhibaan Maxamed Saalax Cige, ayaa isaga oo ka hadlaya Golaha Wakiilada waxa uu yidhi “Golaha Wakiiladu cod aqlabiyad ah ayey ku diideen kuna laaleen wareejintii ay Xukuumaddu ku doonaysay wareejinta Kaydka Haamaha Berbera, haddana iyada oo ay sharci daro ahayd in mooshin la laalay in dib loo keeno Golaha  Wakiilada, oo waliba Xildhibaano markii hore diiday haddana doonayeen in dib loo ansixiyo, ayaa iyada oo halkii la taagan yahay, ayey si badheedh ah Xukuumaddu u tidhi waanu wareejinay, markaas taasi waxa ay ina tusaysaa sharci darada cad ee ay ku fanaanayso iyo hantida qaranka ee ay Umaddu wada leedahay ee ay cid gaar ah kooto ugu xidhayso”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories