Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Baaqay In La Anshaxmariyo Shirgudoonka wakiilada ee Dagaalmay Kana Digay In Midkood Xilka Laga Qaado
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin ayaa gudida joogtada ah ee golaha wakiilada faray inay anshax mariyaan labada gudoomiye ee golaha...
Cali Khaliif Oo Sheegay Inay Wadahadal Nabadeed La Galayaan Somaliland
Sool(SLpost)-Hoggaamiyaha kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay inuu magacaabayo guddi ka kooban qaybaha maamulkiisa oo Somaliland wada xaajood la...
Taliyaha Guud Ee Ciidanka Jabuuti Oo Gaadhay Hiiraan
Hiiraan(SLpost)-Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdifataax Xassan Afrax iyo taliyaha guud ee ciidammada dalka Jabuuti, Jen. Zakariye Sh. Ibraahim oo ay Weliyaan Saraakiil ka tirsan...
Wafti Ka Socda Dalalka Doorashooyinka Somaliland Ka Caawiya Oo Dalka Soo Gaadhay
Hargeysa (SLpost) Wafti ka socda Waddamada Somaliland ka taagera dhinac Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyada ayaa maanta ka soo daegay Madaarka Hargeysa. Waftigani u imanayaan Arrimaha Doorashoyinka...
Boqorka Sucudiga oo Booqday Dadkii Ku Dhaawacmay Xaramka iyo Goobtii Wiishku Ku Soo Dhacayba
Hargeysa(SLpost)-Boqorka dalka Sucuudiga Amiir Salmaan ayaa booqasho ugu tagay dadkii ku waxyeeloobay wiishkii dhawaan ku soo dumay Xaramka, waxaanu sida oo kale tagay isla...
Militariga Masar oo dalxiisayaal dilay
Masar(SLpost)-Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Masar ayaa sheegeysa in 12 qof oo ay ku jiraan dalxiisayaal u dhashay dalka Mexico si khalad ah loogu...
Waraysi Xaasaasi ah oo La’la Yeeshay Musharax Jamaal Cali Xuseen
Hargyesa(SLpost)-Waraysigan ayuu musharax Jamaal Cali Xuseen kaga hadli doonaa arimo badan oo la xidhiidha xaalada dalka, xisbigooda Ucid iyo Doorashooyinka. https://youtu.be/H7dUYVNI3j8
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

