HomeTaliyaha Guud Ee Ciidanka Jabuuti Oo Gaadhay Hiiraan

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Jabuuti Oo Gaadhay Hiiraan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hiiraan(SLpost)-Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cabdifataax Xassan Afrax  iyo taliyaha guud ee ciidammada dalka Jabuuti, Jen. Zakariye Sh. Ibraahim oo ay Weliyaan Saraakiil ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta booqasho ku tagay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.

Xubnaha wafdiga waxaa ku soo dhaweeyay degmada  mas’uuliyiinta maamulka iyo qaar ka mid ah qeybaha bulshada ku nool degmada Jalalaqsi oo ka mid ah degmooyinkii horaantii sanadkii hore lagala wareegay Al-shabaab.

Guddoomiyaha Degmada, Maxamed Cabdulle Fiidoow oo la warbaahinta la hadkay ayaa Sheegay Muddadii ay joogeen degmada xubnaha wafdiga la kulmeen maamulka iyo waxgaradka oo ay ka wadahadleen baahiyaha ka jira degmada Jalalaqsi, iyaga oo siddoo kalana kormeeray saldhigyada ciidammada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya.

Safarka Taliyaha Guud ee ciidamada Jabuuti uu ku tagay degmada Jalalaqsi ayaa imanaya xilli labo maalmood ka hor ay halkaa gaadheen ciidammo xoojin ah oo ka socda AMISOM kuwaa oo qeyb ka qaadanaya sugida ammniga degmada.

Booqashada Taliyaha Guud ee Ciidamada Jabuuti Jen Zakariye ma’aha kii ugu horeeyay ee uu ku tago Gobolka Hiiraan oo ay joogaan Ciidamada ka socda dalka Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka midowgga Africa.

Ciidamada Jabuuti ayaa Marka laga soo Tago Howlgalka Nabad-ilaalinta ah oo ay joogaan Soomaaliya, sidoo kale waxay Qayb-weyn ka yihiin Arrimaha Hormarinta adeegyada Aas-aasiga ah ee Bulshada iyo dib-u-dhiska Goobaha Danta guud, iyagoo hadda Dib-u-dayactir kuwada Garoonka Diyaaradaha Buula-burte oo muddo dheer bur-bursanaa.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories