Maxamuud Raage Oo Madaxweyne Siilaanyo Fariin U Soo Diray
UK(SLpost)-Xoghayaha siyaasada ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Maxamuud Raage ayaa madaxweyne Siilaanyo u soo diray fariin, isla markaasna ka hadlay xaalada dalka. https://youtu.be/jgD492SFciQ
Macalin:-Haddii Lagu Hagraday Waa Inaad Hadashaa
Wasaarada maaliyadu in muddo ah waxay la kulmaysay madaxda wasaaradaha, hay’adaha kale ee dawlada iyo talisyada ciidamada kala duwan si qolo kasta loo la...
Ururka Solja Oo Warbaahinta Tababar Ugu Qabtay Boorama
Boorama(SLpost) Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa tababar socon doona sadex cisho oo ku saabsan sharuuucda Saxaafadda iyo mabaadiida aas aaska u ah xorriyatal...
Waftigii Imaaratiyiinta Ahayd Oo Gacan-libaax iyo Buuralayda Lagu Martiqaaday
Saaxil(SLpost)-Weftigii ka socday Dawlada Imaaraadka Carabta ee Shalay ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Berbera ayaa maanta kormeer ku soo maray Deegaamo ay ka...
David Cameron oo booqanaya dalka Lubnaan
Ra'iisalwasaaraha Britain, David Cameron, ayaa booqanaya Labnaan si uu u arko sida loo isticmaalo gargaarka Britain ay bixiso. Britain ayaa bixisay in kabadan hal iyo...
Soomaalilaan Ka Weyn 1991-dii
Dhacdo iyo afarteeda dhardhaar, sababtii keentay, saamayntii ay la timid, goobtii iyo goortii iyo gorfaynteeda ayaa ay ka timaaddaa maaddada weyn ee loo yaqaan:...
Gudoomiye Cirro Oo Daahir Rayaale Ka Tacsiyeey Geeri ku timi Ayeydii oo maanta lagu aasay magaalada Borama
Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi(Cirro), ayaa isaga oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanka, guddida fulinta, golaha dhaxe, garabadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

