HomeGuddoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Waan Waantii laga Dhexwaday...

Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Waan Waantii laga Dhexwaday Cirro iyo Baashe

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha golaha guurtida  Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inay meel wanaagsan u marayso waan waanta laga dhex wado guddoomiye Cirro iyo kuxigeenkiisa Baashe.

hqdefault

Waxa uu warbaahinta ka codsaday inay dhimaan wararka ay arintaas ka tabinayaan, isaga oo dagaalkii labadanmasuul dhex maray ku tilmaamay mid dunidaba ka dhaca oo aanay iyagu bilaabin, waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi“Gole baarlamaan oo xugufi dhex marto kii ugu horeeyay maaha dunida oo dhanba way ka dhacdaa, waxaan laga bogsan karininna ma dhicin, meel fiican way maraysaa, waxii wanaag ah ee aynu ku biirin karaynana waynu ku biirin, ka warbaahin ahaana maalintan oo kale waxba masuuliyiinta lama waydiiyo waa intaas oo eray xun oo wax kala kaxeeyaa uu inaga dhataq yidhaahdaaye, markaas meel wanaagsana waynu maraynaa waynu isku wada ururinaynaa.”

Hargeysa Somaliland

Somalilandpost

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories