Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

“Waxaan leeyahay jaadkan joojintiisu ha danbaysee dawladu ha joojiso subaxan uu soo galaayo..” Cabdikariin Mooge

    Hargeysa(SLpost)-Cabdikariin Axmed Mooge ayaa xukuumadda su’aalay sababta uu u shaqaynwaayay go’aankii laga soo saaray jaadka ee sheegayay in aanu magaaladda soo gali karin ka...

Siyaasiyiinta iyo Salaadiinta Subeer AwalOo Xukumada Ugu Baaqay Inay Si Dhaqso Ah U Siidayso Suldaan Senbeyste

Hargeysa(Slpost)-Salaadiinta iyo siyaasiyiinta beesha Subeer Awal ayaa canbaareeyay xadhiga suldana senbeyste iyo boqor raabi, waxaanay xukuumadda ugu baaqeen inay sida ugu dhakhsaha badan ku...

Musharax Jamaal Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Xadhiga Madaxdhaqameedka Uguna Baaqay Inay Soo Dayso

  Hargeysa(SLpost)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa xukuumadda ku dhaliilay xadhiga ay kula kacday salaadiinta iyo boqorada Somaliland. Waxaanu ugu...

Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Gacankahadalkii Wakiilada iyo Loolanka Kulmiye

Hargeysa(SLpost)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) ayaa khudbadii jimcaha ee maanta ku soo qaaday khilaafkii gacanqaadka gaadhay ee golaha wakiilada iyo loolanka xisbiga talada...

Baashe Maxamed Faarax Oo Soo Dhaweeyay Inuu Cali Khaliif Wadahadalada U Soo Dabco

  Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa soo dhaweeyay in Cali Khaliif Galaydh uu ogalaado inuu wadahadalo la galo Somaliland. Waxaanu...

Wafti Wasiiro Ah Oo Laasacaanood U Dhagax Dhigay Tarminaalka Madaarka Kuna Wareejiyay Dabdamis

Sool(SLpost)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada duulista iyo hawda Maxmuud Xaashi Cabdi, isla markaasna uu ku waheliyo wasiirka hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif ayaa...

Saylici Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira Haayadaha Qaramada Midoobayna Ka Rajeeyay Caawimo

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa mar kale ka hadlay abaaraha gobalada galbeedka iyo gubanka Somaliland ku dhuftay, waxa uu sheegay inay rajaynayaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img