HomeSaylici Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira Haayadaha Qaramada Midoobayna Ka...

Saylici Oo Ka Hadlay Abaaraha Dalka Ka Jira Haayadaha Qaramada Midoobayna Ka Rajeeyay Caawimo

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa mar kale ka hadlay abaaraha gobalada galbeedka iyo gubanka Somaliland ku dhuftay, waxa uu sheegay inay rajaynayaan in gargaar uu ka soo gaadho haayadaha qaramada midoobay iyo kuwa muslimiintaba.

Saylici waxa uu arimahan kaga hadlay waraysi uu siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA, waxaana isaga oo abaaraha ka hadlaayay uu yidhi “Runtii dalka gaar ahaan gobalada galeedka Somaliland waxa ka dhacday abaar soo jiitantay, waxaanu bixinay baaq bishii sideedaad horaanteedii, intaanan baaqa bixina waxaanu soo samaynay sahamin oo haayadayada aafooyinka dabiiciga ah iyo haayada nala shaqeeya sida FAO oo kale, markaanu ogaanay in aan dalag bixin roobabkii horena la waayay kuwii danbena aanay wali di’in ayaanu baaq caalami ah dirnay, waxaana ka soo jaqaabay haayado islaami ah.“Dadka dhimashadoodu way yartahay laakiin xoolaha ayay dhimasho badan ku dhacday gaar ahaan dhulka gubanka ah, dadka qof qof ayaad maqlaysaa. waxaanu ku qiyaasnay ilaa dhawr iyo afartan kun oo qos inta ay saamaysay, ilaa hada waxaanu wax u qaybinay sadex kun iyo dhawr boqol oo qoys, 45oo oo qoysna waxbaanu u qaybinay oo ay bixisay Khaliifa foundation iyo imika oo aanu wadno qaybtii sadexaad.”

 

Ugu danbayntii waxa uu yidhi“Waxaanu sugaynaa hada in haayadaha cuntada iyo caafimaadka ee qaramada midoobay ay wax bilaabaan, haayadaha islaamiga ahna wax ayaanu ka sugaynaa, Allena waanu ka rajaynaynaa in alle uu raabka noo shubo, waxan la bixinayaa waa wax bil lagu noolaado bisha danbeba dadka waa taagan yihiin, markaas in haayaduhuna wax bilaabaan ayaanu rajaynaynaa.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories