Monthly Archives: September, 2015

spot_imgspot_img

Daawo:-Doodii Xarunta cilmibaadhista iyo tayeynta qaranka Somaliland

UK(SLpost)-Halkan ka daawo dood xarunta cilmibaadhista iyo tayeynta qaranka Somaliland ay dhawaan ku qabtay dalka Ingiriiska , taas oo si weyn loogu faaqiday qabyaalada...

Guddoomiye U Hadlay Shirkadaha Kiraysanaya Haamaha Oo Doonistooda Ku Adkaystay, Beeniyayna Inay Kala Jabeen

Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha Midawga Shirkadaha Shidaalka soo dejiya Xasan Maxamed Cige, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga qoray oo sheegayay in ay ka...

Qudhaanjada Iyo Noocyo Shimbiraha Ka Mid Ah Ayaa Leh Hab Abuur Ah Oo Ay Cudurrada Iskaga Daweeyaan

London (SLpost)- Dhammaan noolaha duniga guudkeeda Alle ku uumay waxa ay leeyihiin hab iyo farsamo ay iskaga difaacaan cadowga, cudurrada iyo wax kasta oo...

Obama Oo Warqadii Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Somaliya

Us(SLpost)-Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa maanta munaasabad ka dhacday Aqalka Cad wuxuu warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. Axmed Ciise wuxuu...

Diyaaradaha dagaalka Suuriya oo duqayma gaystay

Suuriya(SLpost)-Ciidamada dawladda Suuriya ayaa bilaabay duqeyma cirka ah oo isdaba joog ah oo ay ku qaadayaan deegaanada ay gacanta ku hayaan falaagada ka dagaalanta...

Umusha isku go’day, hooyada haraadan iyo dhallinta tahriibtay cashuurtoodi cid gaara dheefsatay!

Mudane fooq bineeyay mooshinkii kadib, waaka aayahaygii maalinba nin fiilo ku dhisanaayo. Shaqo la’aanta iyo busaaradda dhallintu ka tahriibayso sababteedu waata muuqata. Markii la...

Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansaxiyay Siyaasada Horumarinta Naafada

Hargeysa(SLpost)-Shirkii khamiislaha ahaa ee golah wasiirada Somaliland ayaa lagu ansaxiyay siyaasada horumarinta naafada Somaliland, Siyaasadan oo ay soo diyaarisay wasaarada shqada iyo arimaha bulshada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img