HomeFADLIGA MAALINTA CARAFO

FADLIGA MAALINTA CARAFO

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Maalinta Carafo waa maalin weyn oo khayr iyo fadli badan,waa maalin la qabto kulan islaami ah oo aad u balaadhan,waa maalin ALLAH(swt) jecel yahay waxaana uu ugu faanaa Mala-igtiisa xujaydaas faraha badan ee iskaga yimi caalamka(aduunka) .

Sidaa awgeed xaajiga ama xaajiyada waxaa laga doonayaa inuu  maalintaa Carafah ALLAH(swt) u toobadkeeno,oo isku duleeyo una qushuuco iyo inuu badiyo baryada ALLAH(swt) isaga oo rajeynaya naxariistiisa iyo dembi dhaafkiisa.Waayo Allah(swt) maalintaa adoomadiisa ku sugan banka Carafah ayuu u dembi dhaafaa,naartana ka xoreeyaa.

ALLAH(swt) Waa wanaagsan yahay,Waana deeqsi,Adoomadiisa u martida ahna ducadooda ayuu aqbalaa.

Caasha Allah ha ka raali noqdee waxay ka werisay Nebiga(scwm) inuu yidhi:

Ma jiro maalin ka badsatey maalinta Carrafah in Alle ka xoreeyo adoonka naarta.

Cabdilahi Bin Cabaas Allah raali ha ka noqdee waxaa laga soo xigtay in Nabiga(scw) yiri:

Ma jiro Maalmo uu Allah(swt) ka jecel yahay in la guto camalka wanaagsan(cibado) tobankan maalmood ee ugu horeeya horeeya Dul-Xija markaas  ayey yiraahdeen Saxaabadu : Xitaa Jidka Alle oo lagu jahaado?

Wuxuu yiri :Xitaa jidka Alleh oo lagu jahaado,laakiin ninkii jihaadka taga oo naftiisa iyo xoolihiisa jihaadka  u hura, ka dibna aanan waxba la soo noqon kaas ayaa ka sii fadli badan.

Fadliga maalinta Carafah maqalkan yar lagu soo koobi karo,waxaa suno ah in qofka muslimka ah ee aan xaajaynin maalintaa carafah uu soomo.

Abu Qataada Alleh raali ha ka noqdee wuxuu ka wariyey nebiga(scw) inuu yiri:

Qofkii sooma maalinta Carafah Ilaahay wuxuu u dembi dhaafaa qofkaas laba sannadood dembigood.Sanadka soo socda iyo Sanadkii tegey.

Qofkiise xajinaya waxaa u sunno ah inuusan soomin waayo wuxuu gudanayaa manaasikta xajka ee kala duwan, wuxuuna ku jiraa safar adag.

                Dhamaad.

Mahad dhamaanteed Alle ayey u sugnaatay

M J Farah

Political analys and writer

Tixraac:Axkaamta xajka ,Cumradaiyo siyaarada (p.66),Sh.Cabdalla Maxamed Maxamuud

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories