HomeWasiir Ku Xigeeno Sheegay Inuu Dhamaaday Heshiiskii Haamaha Shidaalka Lagu Wareejinayay, Ciddii...

Wasiir Ku Xigeeno Sheegay Inuu Dhamaaday Heshiiskii Haamaha Shidaalka Lagu Wareejinayay, Ciddii Is Hortaagtana Xadhig Ugu Hanjabay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

7002

Hargeysa(SLpost)-Wasiir ku xigeenkada wasaaradaha warshadaha iyo xanaanada xoolaha ayaa ka hadlay haamaha shidaalka oo ay sheegeen in la wareejiyay, waxaanay salaadiinta iyo boqrada xidhan ku eedeeyeen kuwo si xun u hadlay.

Labadan masuul oo ka soo jeeda gobalka Saaxil ayaa si qaawan uga hadlay warbaahinta waxaan ugu horayntii halkaas ka hadlay wasiir ku xigeenka    warashadaha Cali Maxamed Axmed “Sanbeyste waa aniga suldaankaygii cid iga jecelina ma jirto waayo waa suldaankaygii oo ixtiraam gaar ah ayuu iga mudan yahay, waxaan idiin sheegayaa qaabka uu u hadlay ee ugu danbeeyay aniga uun maan dhaliiline dadkuba waa uu wada dhaliilay, waanan jeclahay isaga oo sidaas u hadlay hadana inaan u doodo oo aan yidhaahdo hala soo daayo oo qaabkeeda iyo wadadeeda ayaan u mari doonaa, buurmawadna hada uun lama xidhine dhawr jeer ayaa la xidhay, waxaanu ahaa suldaankii ugu mudada dheeraa ee xidhnaa, hadii inaga maanta mid laynaga xidhay Buurmadaw kun jeebaa la xidhay oo waxa uu ahaa madaxdhaqameedkii ugu mudada dheeraa, beeshaasna waa uu ka soo jeedaa,keenana maanta ayaa la xidhay, si qaawan aan u hadlee dawladana cidi inagama badsato qarankana cidi inoogama badna, bahashana cidi inoogam lexejeclo badana inagaa casimadii degan oo boqoka dolar ee Hargeysa soo gala sideedan inaga ayaa qaadanee bahasha aynu si fiican ula macaamilno.”

hqdefault (2)
Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha Cali Maxamed Cilmi (Cali Gadheer) ayaa isaguna sheegay in xukuumadii hore ee Somaliland ay dayaceen haamaha shidaalka, isla markaasna xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ay hagaajisay,waxaanu ku baaqay in sharciga loo hogaansamo.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories