HomeMilatariga Afganbiga Sameeyay ee Burkina Faso Oo Ogolaaday Inay Shacabka Ku Soo...

Milatariga Afganbiga Sameeyay ee Burkina Faso Oo Ogolaaday Inay Shacabka Ku Soo Celiyaan Xukunka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Burkina Faso(SLPost)-Ergadii dhexdhexaadinaysay afgambiga dalka Burkina Faso ayaa tilmaamay in ay xal gaadheen oo la soo celinayo maamulkii ku meel gaadhka ahaa.

Ergada ka socotay Ecowas ayaa waxa ay Jimcihii gaadheen magaalada Ouagadougou, ee caasimadda u ah dalkaas, si ay u dhexdhexaadiyaan qalalaasaha siyaasadeed ee bilowday maalmo ka hor kaddib markii ay milaterigu afgambi ka sameeyeen dalkaasi yar ee aan dekadda lahayn ee ku yaal Galbeedka Afrika.

Baaqan ayaa yimid kaddib maalmo ay socdeen mudaharaadyo, cambaareyn caalami ah oo ku aadan afganbiga millitari iyo cunaqabatayno ay soo rogeen Midowga Afrika. Galinkii dambe ee Sabtidii ayaa Boni Yayi oo ah madaxwaynaha Benin isla markaana ah dhexdhexaadiye ka socda ururka Ecowas waxa uu sheegay in ciidammadii ka dambeeyay afgambigii todobaadkan ka dhacay Burkina Faso ay ogolaadeen in ay soo celiyaan xukunkii madaniga ahaa.

Sida ay sheegayaan xubna sarsare oo ka tirsan golaha kumeel gaadhka ah ee dalka, heshiiska ayaa dhigaya in xukunka lagu soo celiyo madaxweynihii kumeel gaadhka ahaa iyo in todobaadyo gudahood lagu qabto doorasho loo dhan yahay oo dimuqraadi ah.

Madaxweynaha kumeel gaadhka ah ee labada maalmood u xidhnaa hogaamiyayaasha afgambiga ayaa Jimcihii loo ogolaaday inuu gurigiisa aado. Magaalooyinka waa weyn ee Burkina Faso, ayaa waxaa wadooyinka isugu soo baxay kumannaan mudaharaadayaal ah oo ka soo horjeeda awoodda xoogga lagula wareegay.

Wax ka yar bil ayaa ka harsan doorashooyinka madaxtinimada iyo kuwa baarlamaanka ee la qorsheeyay in ay dalkaasi ka dhacaan 11-ka bisha October ee soo socota.Ku dhawaad muddo sanad ah ka hor ayaa Burkina Faso waxaa laga dhisay maamul kumeel gaadh ah kaddib markii madaxweyne Blaise Compaore lagu riday kacdoon dadweyne, isaga oo xilka hayay 27 sano.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories