Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Dawladda Ingiriiska Oo Sharciyo Adag Kusoo Rogtay Tahriibeyaasha Magan-gelyada Ku Taga Dalkaas

London, (SLpost)- Dawladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday qorsheyaal ay ku samaynayso dad dhul haysta oo masuul ka noqda ka saaridda guryaha dadka tahriibayaasha ah...

Hargeysa: Shalay Iyo Furitaankii Bandhiga Dhigaalka Aqoonta Iyo Taariikhda Aduunka Hargeisa International Book Fair

Hargeysa, (SLpost)- Munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo lagu daahfurayey bandhiga caalamiga ah ee Buugaagta oo sannadkiiba mar lagu qabto Hargeysa, oo halkudhiga...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgeliyay Burco

Burco, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilanyo ayaa maanta mashaariic badan xadhiga kaga jiray magaalada Burco halka uu qaar kalena dhagax-dhigay. Madaxweyne Siilaanyo ayaa saaka...

Laascaanood: Kulan Lagaga Hadlayay Nabadgelyada Oo Ay Ka Qaybgaleen Qaybaha Bulshadu

Laascaanood, (SLpost)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa shalay waxa lagu qabtay kulan lagaga hadlay nabadgelyada, kaas oo ay ka qayb galeen maamulka...

Wasiir Xaglo-toosiye Oo Farriin Digniin Ah U Diray Maamul-gobolleedka Puntland

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland  Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) ayaa fariin digniin ah u diray maamul gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo farogelin ku...

Wada-hadallada U Dhexeeya Taalibaan Iyo Dawladdaha Pakistan Iyo Aghanistan Oo Burbur Looga Baqayo

Islamabad, (SLpost)- Dalka Pakistan ayaa waxa cabsi laga qabaa inay fashilmaan wada-hadallada dhawaan ay dawladaas iyo Afghanstan ay la galeen Taalibaan. Kooxda ayaa hadda u...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img