HomeWada-hadallada U Dhexeeya Taalibaan Iyo Dawladdaha Pakistan Iyo Aghanistan Oo Burbur Looga...

Wada-hadallada U Dhexeeya Taalibaan Iyo Dawladdaha Pakistan Iyo Aghanistan Oo Burbur Looga Baqayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Islamabad, (SLpost)- Dalka Pakistan ayaa waxa cabsi laga qabaa inay fashilmaan wada-hadallada dhawaan ay dawladaas iyo Afghanstan ay la galeen Taalibaan.Mullah Mansor

Kooxda ayaa hadda u muuqata inay laba garab ay u kala jabtay, ka dib markii golaha sare ee Taalibaan ay sheegeen inaan lagala tashan doorashada hogaamiyaha cusub ka dib markii uu dhintay Mullah Cumar.

Farriintii ugu horeysay ee cod ah ee uu soo duubo hogaamiyaha cusub ee Taalibaan, Mullah Akhtar Mansour, waaxa uu ku sheegay inay tahay olole dacaayad ah, wada-hadallada nabadda ee uu sheegay inay wadaan wax uu ku tilmaamay cadawga, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Taalibaan ay sii wadi doonto Jihaadka.

Mullah Mansour ayaa la aaminsanaa inuu taageerayay wada-hadalladii dhawaan ay dawladda Afghanistan iyo hogaamiyeyaasha Taalibaan ay ku yeesheen Pakistan bishii la soo dhaafay.

Waxay wararku sheegayaan in hadallada Mullah Mansuur hadda ka soo yeedhay ee nabadda ku baaqaya ay calaamad u yihiin sida uu u doonayo inuu taageero uga helo qeyb ka mid ah kooxda oo kasoo horjeedsatay wada-hadallada, si uu u xejisto hogaanka cusub ee loo doortay.

Shiinaha iyo Mareykanka oo kulamadaasi riixayay ayaa waxa ay sheegayaan inay weli rajo ka qabaan in kooxdu ay ka qeybgali doonto wada-hadalka Jimcaha soo socda.

Dowladda Pakistan oo dhankeeda ka faa’iideysanaysay kulamada oo wejigii koowaad dalkeeda lagu qabtay ayaa weli rajo ka leh in kooxdu ay aqbaleyso shirarka.

Sida ay BBC-du qortay garab ka mid ah Taalibaanka Afghanistan ayaa waxay ka soo horjeedaan Mullah Mansuur oo ay uga shakisan yihiin inuu u nugul yahay wax ay ugu yeedheen cadawga Taalibaan.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories