HomeWar deg deg Ah:- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku...

War deg deg Ah:- Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Laalay in La Kirayn Karo haamaha Shidaalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa fadhigoodii maanta cod u qaaday in xukuumaddu ay kirayn karto haamaha shidaalka iyo in kale.

waxaana fadhigan oo ay ka soo xaadireen 54 mudane ay ugu horaynti u codeeyeen in la raaci karo nidaamkii golaha uu u mari jiray xeerarka iyo mooshinada la horkeena, badanka xildhibaanada ayaa ka buuqay in la maro nidaamkii mooshinada loo maraayay waxaana laga qaaday cod, kaas oo ku biyo shibtay in maanshinka maanta loo codeeyo.

intaas kadib waxa loo codeeyay mooshinkan golaha la horkeenay ee ah in haamaha ay xukumadu kirayn karto iyo in kale, 40 xildhibaan ayaa diiday inay xukuumadu kirayso haamaha shidaal, 9 xildhibaan ayaa ogalaaday 5 xildhibaan ayaa diiday, gudoomiyahuna muu codayn.

xildhibaanadan diiday moshinka la keenay ee kiraynta haamaha shidaalka ayaa xukuumada ku eedeeyay inay cid gaar ah ku naas nuujinayso haamaha shidaalka isla markaasna aanay ganacsatada iyo shirkadaha danaynaaya si siman ugu soo bandhigin kiraynta haamaha shidaalka.

xukuumadda ayaa ku guuldaraysatay inay golaha ka difaacdo kirayntan ay la damacday haamaha shidaalka.

Somalilandpost
Hargeysa Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories