Monthly Archives: August, 2015

spot_imgspot_img

Wasiir Cukuse Oo Ku Doodday In Loo Baahan Yahay Qabyo-tirka Xeerka Saxaafadda Somaliland

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse),ayaa ka hadlay qabyada ku jirta Xeerka Saxaafadda Somaliland ee  2004 kaasoo uu...

Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Laba Hablood oo ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda

Hargeysa, (SLpost0- Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Cabdi Kaahin, ayaa xabsiga u taxaabay laba hablood oo ka mid ah shaqaalaha...

HAMBALYO DHALASHO FARXAD LEH: Aabo Mustafe M Magan iyo Hooyo Faadumo Mahdi oo Hablo Mataani ah ugu Dhasheen Hargeysa

Maamulka iyo Hawl-wadeennada kala duwan ee Shabakadda Wararka Ee Somalilandpost, waxa ay hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan Aabo Mustafe Maxamed Magan Iyo Hooyo Faadumo Mahdi Sheekh...

“Aayaha Jamhuuriyadda Korkordhinlaand – W/Q: Ibraahin Yuusuf Axmed (Hawd)

Qoraalladani waa qaar ka mid ah fikrado uu qoraagani saaxiibbadii ku la wadaagay barta bulshada Facebook, fikradahaas oo wada khuseeya qalalaasaha siyaasadeed ee Soomaalilaand...

Doon Sidday Dad Muhaajiriin Ah Oo Ku Rogmatay Xeebaha Libya Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Sicily, (SLpost)- Ciidamada ilaalada xeebaha ee Talyaaniga ayaa sheegay in doon kalluumaysi oo loo malaynayo inay sidday boqolaal muhaajiriin ah ay ku rogmatay xeebaha...

Saamaynta ay isticmaalka Dekedda Berbera ku yeelan karto Air Djibouti oo Duullimaadkeedii u horreeyey ka bilowday Madaarka Hargeysa iyo Jawaabaha Somaliland & Jabuuti

Hargeysa (SLpost)- Madaarka Caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa, waxa Isniintii todobaadkan markii u horeysay muddo tobanaan sanno ah soo caga-dhigatay Diyaarad ay leedahay ka...

India: Khasaaraha Ka Dhashay Laba Tareen Oo Isku Dhacay

New Delhi, (SLpost)- Ugu yaraan 24 ruux ayaa ku geeriyooday tiro intaa ka badanina way ku dhaawacmeen ka dib markii laba tareen ay isku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img