HomeWasiirka Arrimaha Dibaddu Muxuu Ka Yidhi Bixitaanka Xafiiska EU Ee Somaliland?

Wasiirka Arrimaha Dibaddu Muxuu Ka Yidhi Bixitaanka Xafiiska EU Ee Somaliland?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka arrimaha dibafda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay xafiiska Midawga Yurub ee Hargeysa oo la sheegay inuu xidhmay, isaga oo cadeeyay in ay shaqaalihii xafiiska khafiifiyeen meel kalena u guureen.

waxa uu wasiir Biixi sheegay in iyaga oo xaga lacagta ku sababaynaya ay hoos u dhigeen xafiiskooda balse ay ku rajo weyn yihiin in ay ku qanciyaan in ay sii joogaan xafiiska shaqeeyana.

wasiirka ayaa tilmaamay inaanay war cad ka hayn ujeedka ay u baxayaan,waraaq ay ku baxeena aanay ka hayn waxaana uu yidhi.

“Waxa nasoo gaadhay oo warqad ahi majirto,warkaasna maxaqiijin karo,hasayeshe sidaas aad sheegtay ku talo jirnaa Sidaanu maqalnay in
ay Shaqaalaha khafiifiyaan oo dhimaan meel kalena u guuraan si ay kharashkoodu iyo lacagtoodu u yaraato.

intaas waxa uu wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ku  daray isaga oo hadalkiisa siiwata waxaana uu yidhi.”Qadiyadooduna waxa ay ku sababaystan tahay in iyaga oo xaga lacagta ku sababaynaya doonayaan in xafiiskii hoos loo dhigo war cadna wali kama hayno waraaqna noomay soo qorin.

waxa uu sheegay wasiirku in ay wada hadalo layeelan doonaan Masuuliyiinta Xafiiskaasi isaga oo cadeeyayna ilaa hada inaanay ujeedka ay xafiiska u xidheen kala soo hadlin waxaana uu yidhi.

“Marka ay waraaqda noosoo qoraan waxaanu ku talo jirnaa inaanu wada hadal layeelano,waxaanan ku talo jirnaa inaanu u bandhigno in loo baahan yahay inuu Xafiisku sidisii ahaahod,sidaad la socotaana wax aka shaqeeya qof Aji Hanib Ah,dadka intooda kalena waa Loo kala,waxaana ay shegeen inuu sii joogayaan shaqaalaha kale,balse wali wax cad oo keenay in Ay joojiyaan kama Hayno.

Biixi ayaa sheegay inuu ku dadaali doono inaanay xidhmin Xafiiskaasi kana hortagaan  inaanu xidhmin kuna raja wayn yihiin in ay ku qanciyaan in Ay xafiiskooda ka sii shaqeeyaan.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories