ACADEMIC ESSAY: Does Globalisation Reflect Unequal Socioeconomic Structures from a Global Perspective?
The ideas and thoughts of Globalisation are the processes of international integration through the progressions of trade, ideas and cultural exchange. The world’s advancement of...
Diyaarado Duqaymo La Beegsaday Afar Gaadhi Oo Ururka Al-shabaab Leeyahay
Somaliya(SLpost)-Diyaaradaha dagaalka ayaa ku duqeeyay gobalka Galguduud ee Somaliya afar gaadhi oo ay wateen ururka Al-shabaab. gaadiidkan duqaynta la’la bartilmaameedsaday ayaa ay dadka deegaanku warbaahinta...
Farqigii U Dhexeeyey XALAASHA iyo XARAANTU uu soo Yaraanayaa!
Waxyaabaha an Hargeisa ku soo arkey waxa iigu yaab badnaa waxa u weyn XALAASHA iyo XAARAANTU maba kala soocna. Hantida umadda sheekh iyo shariif...
Way rumawday!
Farxadda iyo dhoollacaddayntu waa mid uu isaga dhashay. Waxa loo yaqaannaa Farxaan oo waa magacii ugu horreeyay ee loogu yeedhay dharaartii koowaad ee uu...
Guddoomiye Cirro oo Waxlaga Xumaado Ku Tilmaamay Dilalka Ciidamada Ka Dhex Socda iyo Toogashada Booliska Baaqna U Diray Xukuumadda
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilalka ka dhex socda ciidanka iyo sida oo kale toogashooyinka boolisku ay ku laayaan dadka...
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Imaatinka Cali Khaliif ee Bariga Somaliland iyo Cabashada Kuraasta Wakiilada ee Awdal
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa nasiibdaro ku tilmaamay in wakhtigan mar kale Cali Khaliif Galaydh u soo cumaamato dagaal...
Wasaarada Ganacsiga oo Ganacsatada Dalka Uga Digtay In Lagu Qabto Iyaga oo Ka Ganacsanaaya Bacaha La Mabnuucay
Hargeysa(SLpost)-Agaasimaha guud ee wasaarada ganacsiga Soomaaliland Maxamed Sheekh Cumar, ayaa ganacsatada dalka uga digay inay dhuumasho ku keenaan bacaha oo wakhtigii loo qabtay inay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

