HomeGuddoomiye Cirro oo Waxlaga Xumaado Ku Tilmaamay Dilalka Ciidamada Ka Dhex Socda...

Guddoomiye Cirro oo Waxlaga Xumaado Ku Tilmaamay Dilalka Ciidamada Ka Dhex Socda iyo Toogashada Booliska Baaqna U Diray Xukuumadda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilalka ka dhex socda ciidanka iyo sida oo kale toogashooyinka boolisku ay ku laayaan dadka shacabka ah ee aan hubaysnayan.

guddoomiye Cirro waxa uu xukuumadda ugu baaqay in wakhtigan loobaahan yahay in si dhab ah loo baadho sababaha dilalkaasi ay u dhacayaan iyo in meesha laga saaro masuuliyad darada shacabka boolisku ay ku toogtaan “Somaliland dhawr sifo oo caalamku ugu soo jeedsaday ayaa jiray waxaana ka mid ah nabad galyada, dimuqraadiyada, saxaafada xorta ah iyo dhawrista xuquuqda bina aadanka, baryahan danbe

 

waxa soo kordhay arimo laga murugoodo oo ay ka mid tahay inay badatay dilalka ka dhex dhacay ciidanka ee saraakiisha iyo saraakiil xigeenada arintaasina waxay u baahan tahay in si xaqiiqo ah loo raadiyo oo la baadho sababta keenaysa inay soo noq noqoto,dilku kumuu koobnaan ciidanka oo kaliya shacabka ayuu gaadhay waxaana ugu naxdin badnaa nin maxbuus oo xidhan oo jeelka ku jir  in la toogto  hadu baxsanayay waxbay ahaan lahayd laakiin taasi waxay ku tusaysaa masuuliyadu heerka ay gaadhsiisn tahay, waxaanan xukuumada si adag ugu   soo jeedinaynaa in arintaas la baadho oo la so oaf jaro gafafka shacabkana waa in la yareeyo.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories