HomeWiil Soomaali Ah Oo Dhameystay Tababarka ugu Adag Ciidanka Marines-ka Mareykanka

Wiil Soomaali Ah Oo Dhameystay Tababarka ugu Adag Ciidanka Marines-ka Mareykanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washinton(SLpost)-Wiil lagu magacaabo Cabdi Maxamed oo ka mid ah Jaaliyadda Somali-Bantu ee ku nool Magaalada Phoenix, Arizona ee dalka Mareykanka ayaa noqonaya Ruuxii ugu horreeya oo Soomaali-Bantu ah oo dhameysta tababarka ugu adag ee ay qaataan ciidamada Marines-ka Mareykanka.

MARAY2

Wiilkan Soomaali-Bantu-ga ah oo 19-jir ah ayaa ku dhashay xeryaha Qoxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, gaar ahaan Xerada Dhagaxley, wuxuuna Mareykanka tagay isgaoo 8-sano jir ah.

Tababarka uu Cabdi Maxamed Qaatay ayaa ah midka ugu adage e ay ciidanka Mareykanku qaataan, isagoo tababarka ku qaatay saldhigga ciidamadaas ay ku leeyihiin Magaalada San Diego, California.

Sidoo kale, Tababarkan ayaan ahayn mid ay qaataan ciidamada oo dhan, balse waxaa loo xulaa ciidammo gaar ah oo kasoo bixi kara tababarka, iyadoo hore ay tababarkan oo kale u soo qaateen Soomaali fara ku-tiris ah.

Ugu dambeyn, Ciidamada Marines-ka Mareykanka ayaa ah ciidamada ugu awoodda badan ciidamada Mareykanka oo dhan, iyagoo ay ka mid yihiin ciidamada ilaaliyaa safaaradaha Mareykanka ay ku leeyihiin Caalamka oo dhan.

Xigasho Himilo

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories