HomeMaalinta Wadajirka iyo Waxwada Qabsiga Somaliland Oo Shalay Dhir La Beeray Xarunta...

Maalinta Wadajirka iyo Waxwada Qabsiga Somaliland Oo Shalay Dhir La Beeray Xarunta Agoomaha ee Hargeysana Buug Loogu Deeqay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Waxa guud ahaan gobalada dalka mar labaad shalay laga beeray dhir tiro badan si loo nooleeyo maalinta loo asteeyay wadajirka iyo wax wada qabsiga Somaliland oo ku beegan 19 bil kasta.

waxa Hargeysa dhalinyaro is abaabushay ay dhir ku soo beereen xarunta darbijiifka Maxamed Mooge ee magaaladda Hargeysa, halkaas oo sida oo kalena ay gaadhsiiyeen buug loogu talo galay in ardaydaasi ay wax ku dhigtaan.

sida oo kale magaalooyinka Berbera,Burco,Boorama, Ceerigaabo iyo Laasacaanood ayaa iyagna si sidan la mid ah waxa dhalinyaro is abaabushay ay ku beereen tiro badan oo dhir noocyo kala duwan ah leh, si ay u nooleeyaan maalintan wada jirka iyo wax wada qabsiga Somaliland oo ku beegan 19 bil kasta.

11903591_865889200168484_1297103666_n 11900077_882998098414084_2210157928292399202_n 11221884_908307895923993_8958130809521866661_n 11057278_908307459257370_2273074139117178439_n 11217533_960731687317573_6906713924735334237_n 11855630_882997931747434_4573099370783049167_n 11912984_865889300168474_200733956_n 11890916_908307699257346_5235945050408258482_n 11905406_908307965923986_3428738558501298283_n
kooxahan dhalinyarada ah oo ka hadlay meelo kala duwan ayaa ka codsaday dhalinyarada Somaliland in ay kula soo biiraan maalinta loo asteeyay inay dadka reer Somaliland wax wada qabsadaan, maalintan ayaa loogu talo galay in lagu taageero deegaanka,dadka tabaalaysan isla markaasna dhalinyarada ay u noqoto xudun ay kaga baraarugaan wax u qabashada dadkooda iyo dalkooda.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories