Home“Anigu fikir ahaan waxaan qabaa in gacanta dawlada loo daayo haamaha shidaalka...

“Anigu fikir ahaan waxaan qabaa in gacanta dawlada loo daayo haamaha shidaalka oo aan shacab lagu wareejin..” Boqor Buurmadaw

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Boqor Cismaan Buurmadaw ayaa sheegay in wakhtigan ay ku haboontahay in aan gacanta shacabka lagu wareejin haamaha shidaalka ee dawlada.

Buurmadow

Boqor  Buurmadaw waxa uu xukuumadda u soo jeediyay hadii ay damacdo wareejinta haamaha shidaalka in si sharci dadka loogu soo wada bandhigo oo aan dad gaar ah layskaga wareejin waxaanuu sidan ku sheegay mar dhawayd isaga oo warbaahinta la hadlaayay “Anigu fikir ahaan waxaan qabaa in ganacta dawlada loo daayo haamaha shidaalka oo aan shacab lagu wareejin, in lagu boolatiigo iyo in lagu caadifadeeyo maaha in laysqanciyo oo laga wada hadlo weeye, waxaase fiican in gacanta dawlada loo daayo oo hadii ay wareejinaysana si laga fiirsaday ay u wareejiso, sida hadalku u soo baxayna waxa lagu wareejinayaa dad kooban oo looma dhama, arinkaasana waxaan leeyahay hadii la wareejinaayona waa in sifo sharci ah loo maro, waxaana aad u fiican inay dawladu gacanta sidii ay ugu haysay ay ugu sii hayso.”

Somalilandpost

Hargeysa Somaliland

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories