HomeWasiirka Ganacsiga Oo Xaqiijiyay In Haamaha Shidaalka Shirkad Gaar ah Lagu Wareejinaayo...

Wasiirka Ganacsiga Oo Xaqiijiyay In Haamaha Shidaalka Shirkad Gaar ah Lagu Wareejinaayo iyo  Gudida Ilaalinta Hantida Qarnka Oo Badhitaan Ku Haysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka ganacsiga Muuse Qaasima ayaa gudida ilaalinta hantida qarnka si rasmi ah ugu xaqiijiyay in shirkad gaar loo leeyahay lagu wareejinaayo haamaha shidaalka ee dawlada.

Gudida ilaalinta hantida qaranka oo kulan la qaadatay wasiirka ganacsiga, ayaa wasaaradaas ku tilmaamay mid la rifay, isla markaasna dhamaan shaqooyinkeedii la geeyay meelo kale, waxaanay sheegeen inay baadhitaan ku hayaan shirkada lagu wareejinaayo iyo qaabka ay ku heshay inuu tartan yahay in lagu naasnujinaayo.

Waxa sidan warbaahinta ugu sheegay xarunta golaha wakiilada xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire oo gudidan ka mid ah waxaan isaga oo ugu horayntii wasaarada ka hadlaayay uu yidhi “Wasaaradii ganacsiga waa la rifay oo waxyaabo badan oo ay xaq u lahayd waa laga googooyay haday ahaan lahayd wax dalka ku soo daga iyo wax ka dhoofaba, sida oo kale waxa laga gooyay taladii guud ee dalkan ganacsigiisa, waxaad moodaa in shaqadeedii oo dhan lagu soo koobay inay bixiso liisan ganacsi, wax kale daayo ganasiga xoolaha iyo sidii loogu raadin lahaa suuqgayn dhamaan in aanay shaqo ku lahayn.”

????????????????????????????????????

Xildhibaanka oo la su’aalay wakhtiga haamaha shidaalka la wareejinaayo waxa uu yidhi“Wasiirku muu ka hadlin wakhtiga haamaha la wareejinaayo, laakiin waxa uu qiray in haamaha la wareejinaayo iyada oo la kiraynaayo, isaga oo sheegay in saxeexa ugu danbeeya ay wasaaradu leedahay.waxaana is waydiin mudan sida ay dhacdadaasi u noqon karayso mid cadaalad ah, waxa is waydiin leh tartamayaal ma jiraan se ma loo cadaalad samaynayaa, mise cid gaar ah ayaa ku jirta waa arinta ay gudidu baadhitaankeeda ku jirto maalmaha soo socdana ay warka ka soo saari doonto.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories