HomeQaadhaan-bixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland oo Aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare iyo Sweden oo Xafiis...

Qaadhaan-bixiyayaasha Doorashooyinka Somaliland oo Aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare iyo Sweden oo Xafiis ka furanaysa Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Kulan Qaadhaan-bixiyayaashu ku yeesheen shalay Hargeysa kadib markii ay soo gaadheen qaar ka mid ah dalalka Qaadhaan-bixiyaha ka ah Doorashooyinka Somaliland ayaa lagu gorfeeyey Marxaladda Doorashooyinka Somaliland, waxaanay go’aansadeen inay taageeraan Go’aanka ka soo baxay Maxamadda Sare ee dastuuriga ah.

Qaadhaan-bixiyayaasha oo markii hore ku kala aragti duwanaa go’aanka Maxkamadda Sare oo Ayiday Go’aankii Golaha Guurtidda ayaa shir isugu yimi Hargeysa labadii maalmood ee u danbeeyey gaar ahaan kooxda ku midawday taageerida Doorashooyinka Somaliland kuwaas oo isla meel dhigay in la garab istaago si kasta oo ay Doorashooyinku ku qabsoomi karaan.Dhinaca kale, waxa shalay magaaladda hargeysa soo gaadhay sida wararku sheegayaan wefti ka socda Dalka Sweden, kuwaas oo sida wararka laga helayaa sheegayaan in ay dawladaasi wado Hindise ay Somaliland kaga furanayaan xafiis rasmi ah.

Talaabadan haddii ay dhab noqoto waxay Somaliland u noqonaysaa Guul dublamaasiyadeed oo taageerta dalalkii xafiisyada hore uga furtay sida Denmark, Itoobiya, Turkiga, Jabuuti oo iyana dhawaan safiir soo magacawday Somaliland iyo dalalka kale ee xidhiidhka tooska ah la leh Somaliland.Midawga Yurub oo ka mid ah daneeyayaasha Somaliland ka taageera dhinaca Doorashooyinka ayaa ka gaws-qabsaday taageerada Go’aanka Golaha Guurtidda iyo Maxkamadda Dastuuriga ah, hase yeeshee waxa uu u muuqdaa in uu ka soo dabcay sidii hore.

Si kasta ha ahaatee talaabooyinkan is xiga ee ay Somaliland heshay waxay noqonayaan kuwo ka dajiya culayskii dub-lamaasiyadeed ee ka dhashay Dibu-dhaca Doorashooyinka kuwaas oo dad badan walaac ku abuuray, hase yeeshee kusoo af-jarmay dhaqankii Reer Somaliland iyo siyaasiyiintoodu ku soo caano maaleen ee ahaa is af-garadka.

Xigasho Waaheen

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories