Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

‘Ha Werwerin Hargaysaay Dadbaa Ku Maqane’

Qoraalkan Talo iyo Tusaale wuxuu maantana iftiiminaya; madaxweynaha, ku-xigeenkiisa iyo golaha wakiillada waxa soo doorta dadweynaha Somaliland oo dhan. Waxaa soo raaca goleyaasha Degaannada...

Maxaa ka Dhexeeya Hoggaanka iyo Siyaasadda? – W/Q: Mohamed Rashid Hussein

Waxa hubaal ah in 90% dadku marka ay maqlaan siyaasad waxa kusoo dhacda madax sare ha noqdaan guddoomiyayaal xisbi amma qaar kale oo xilal...

Nuxurka Heshiis Hargeysa ku Dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Ingiriiska (Daawo VIDEO + SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada ingiriiska u qaabilsan Horumarinta caalamiga ah....

Dhegayso: Sheekh Aaden-Siiro Oo Ku Bogaadiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Go’aankii Uu Ka Gaadhay Dacwaddii Ka Dhexaysay Xukuumadda & Xisbiyada Mucaaradka

Dhegayso: Sheekh Aaden-Siiro Oo Ku Bogaadiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Go’aankii Uu Ka Gaadhay Dacwaddii Ka Dhexaysay Xukuumadda & Xisbiyada Mucaaradka.  

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Wasiir Ka Socday UK Iyo Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen

Hargeysa, (Slpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada Ingiriiska u qaabilsan xidhiidhka horumarinta caalamiga...

Somaliland oo dalkeeda ka mastaafurisay 190 Qof Itoobiyaan ah oo Cudurro kala duwan qabay

Hargeysa (SLpost)- Laanta Socdaalka Somaliland iyo Wasaaradda Caafimaadka oo is-kaashanaya, ayaa Khamiistii Caasimadda Hargeysa ka fuliyey hawlgal ay ku qabqabteen ku dhawaad laba Boqol...

Ganacsade reer Somaliland ah oo ka mid noqday laba Qof oo Geeska Afrika uga Qayb-galaya Shirweyne Madaxweynaha Maraykanku Sabtida ka furayo Nairobi

Shirkan oo ah Sannadle caalami ah, waxa ka qayb-galaya 150 Shakhsiyaad Da’ yar oo Ganacsiyo ay Iskood u hal-abuureen ka midho-dhaliyey Kenya (SLpost)- Mulkiilaha Hudheelka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img