Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

Muuse Biixi oo ka hadlay Go’aankii Maxkamadda Sare, Mucaaradkana Wada-shaqayn ugu baaqay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo dhaweeyey go’aanka Maxkamadda Dastuuriga ahi ka soo saartay dacwad xisbiyada...

Maxkamadda Sare Oo Go’aan Kasoo Saartay Dacwadii Ay Xisbiyada Mucaaradka Ahi U Gudbiyeen

Hargeysa, (SLpost) -Maxkamadda Sare ee Somaliland, ayaa go’aan ka soo saartay tallaabadii xukuumaddu ay xisbiyada mucaaradka ah kaga horjoogsatay in ay shirk u qabsan...

Mareykanka Oo Sheegay In Dhawaan La Xidhi Doono Xabsiga Guantanamo bay

Washington, (SLpost)- Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay inuu gabo-gabo marayo qorshihii lagu xidhi lahaa xabsiga Cuba ku yaalla ee Guantanamo bay. Xabsiga Guantanamo Bay...

Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka Ah Oo Socod Lug Ah Ku Tagey Xarunta Maxkamadda Sare

Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid oo ay wahelinayaan mas’uuliyiin ka kala tirsan xisbiyadaas iyo siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wada-tashiga,...

Hay’adda Dhawrista Tayada Oo Gubtay Dawooyin Dhacay Oo Madaarka Lagu Qabtay

Hargeysa, (SLpost)-  Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka, ayaa gubtay shalay 19 tan oo daawooyin  dhacday ah, taasoo dhawaan ay ku qabteen madaarka magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Hay’adda...

“Ninkii Nabadgelyo-darro Damca Inuu Sameeyo Wallaahi Gurigiisa Ayaanu Ugu Galaynaa” Jeeni-yare

Hargeysa, (SLpost)- Badhasaabka gobolka Maroodijeex Maxamad Maxamuud Cali (Jeeniyare)  ayaa digniin adag u diray cid kasta oo isku dayda in ay dalka ka samayso...

Masuul Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Xarumo Axsaabtu Leedahay Oo Ciidanku La Wareegay

Hargeysa, (SLpost)- Ciidamada RRU-da, ayaa saaka  xabsiga u taxaabay xoghaye ku xigeenka warfaafinta xisbiga Waddani Md.Cabdirashiid Maxamed Aadan (Jeeni) isaga oo si caadi ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img