Cali-gurey Oo Naqdiyay Shirka Mucaaradka, Kuna Sifeeyay Mid aanay Waxba Kasoo Baxayn
Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Somaliland ee Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa naqdiyay shirka axsaabta uga furmay magaalada Hareysa,...
Afar Masuul Oo Mar Iska Wada Casilay Xisbiga Waddani
Hargeysa, (SLpost)- Afar mas’uul oo ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii iyo xubinimaddii ay ka...
Obama Oo Soo Dhaweeyay Xidhiidhka Dadka Isku Jinsiga Ah Oo Kenya looga Mudaharaadeen
Nairobi, (SLpost)- Madaxweyne Obama ayaa amaanay mustaqbalka dhaqaalaha iyo ganacsiga Afrika, hadal uu ka jeediyay Nairobi, kaasoo uu ku furay shirka lixaad ee ganacsiga...
Shir Mucaaradka uga Furmay Hargeysa iyo Nuxurka Hadallo ay ka jeediyeen Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada iyo Madasha Wada-tashiga
Hargeysa (SLpost)- Shir ay hore u iclaamiyeen Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Hoteel Dalxiis ee magaalada Hargeysa, waxaana ka...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Warbaahinta Ka Codsaday Inay Dhinac Wanaagsan U Adeegsadaan Qalinka
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde ayaa dardaaran ujeediyay warabaahinta dalka, isagoo xusay inay dhinaca wanaagsan awoodda saaraan. Wasiir Waran-cadde oo maanta...
“Mucaaridku Beesha Caalamka Cod Kama Doonayaan Ee Shacbigooda Ha Aaminaan”
Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Xuseen Xaaji Ciise, oo tirsan mudaneyaasha golaha Wakiiladda ee Somaliland ayaa si adag u naqdiyay hanaanka siyaasadeed ee xisbiyadda mucaaridka...
Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka Iyo Weftigii Ingiriiska Oo Booqday Xarunta Xanaanada Maxamed Mooge
Hargeysa, (SLpost)- Madaxda sare ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ay wehelinayeen weftigii ka socday Ingiriiska ee shalay dalka soo gaadhay ayaa si wadajir ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

