Home'Ha Werwerin Hargaysaay Dadbaa Ku Maqane'

‘Ha Werwerin Hargaysaay Dadbaa Ku Maqane’

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

maqaalQoraalkan Talo iyo Tusaale wuxuu maantana iftiiminaya; madaxweynaha, ku-xigeenkiisa iyo golaha wakiillada waxa soo doorta dadweynaha Somaliland oo dhan. Waxaa soo raaca goleyaasha Degaannada oo dadweynaha ku nool deegaanku soo doorto.

Madaxweynaha, ku-xigeenka iyo Golaha Wakiilladu waxay masuul ka yihiin Somaliland oo dhan (Bari ila Galbeed). Hasayeeshe, Golayasha deegaannadu waxay gaar uu yihiin deegaanka laga soo doortay oo keliya, masuulna ka yihiin daryeelka iyo wax ka qabadka baahida deegaanka laga soo doortay sida nadaafadda, dayac-tirka waddooyinka iyo adeegyada kala duwan ee dadka ku nooli uu bahan yihiin.

Dadweynaha reer Hargeysa waxay si wayn u dhaliilayaan goobaha laysugu yimaaddana lagu hadal hayaa xil gudasho la’aanta ka muuqata golaha deeganka, waxayna ka dhawajiyaan in lagu hungoobey himiladii dadweynahu ka lahaa doorasho Gole deegaan oo dhalinyaro u badan. Da’yartii loo doortay golaha deegaanka Hargeysa way fashilmeen (wax garad, waayeel waayo’arag leh way joogaan, waana kamid golaha deegaanka laakiin daad baa qaaday), wax qabad daayo (dhalinyaradii) iyagii ba kana siib kana saar noqday sida ka dhacday deegaano badan hasa yeeshe Hargeysa kumay iman.

Waxaan dadweynaha ku nool Hargeysa kula talinnaya iyagoo xaafad xaafad ah, haddana qof aqoon iyo waayo aragnimo leh oo danaynaya nadaafadda, bilicda iyo huromarinta magaalada Hargeysa xaafad walba way joogaane doorta si dadka magaalada Hargeysa iyo Golaha Deegaanka (Waa ka soo socda’e) afgarad iyo wada shaqayn joogta ahna laga abuuro dhexdooda.

Gunaanadkii, waxaan leeyahay Ha werwerin Hargeysaay dadbaa ku maqane. Sida darteed, waxaan dadweynaha ku nool magaalada Hargeysa mar labaad uga digaya in aan la dagin markale kana fiirsadaan cidday uu dooranayaan Golaha Degaanka ee soo socda (Insha’alla).

Allaa Mahadle

Yasin Ibrahim Xoore

Email : yaasiin0782@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories