Xildhibaan Bukhaari Oo Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Difaacay
Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari), oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay Xoghayaha Arrimaha dibadda...
Nairobi: Suuqa Westgate Oo Dib Loo Furayo Maalmaha Ciidda
Nairobi, (SLpost)- Xarunta Ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in dib loo furi doono 18-ka bishan, waxaana dib u furistaasi ay ku...
Safiirka Uu Siilaanyo Sodogga U Yahay Oo si Xamaasadaysan Dalka Loogu Soo Dhaweeyay
Hargeysa, (SLpost)- Wiilka uu sodogga u yahay Madaxweyne Siilaanyo ee uu Safiirka shilis ee dalka Imaaraadka Carabta dhawaan u magacaabay Baashe Cawil Cumar ayaa...
Weerarkii Huteellada Muqdisho Ee Al-shabaab Oo Soo Afjarmay Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay
Muqdisgho, (SLpost)- Ugu yaraan 18 qof , ayaa ku dhintay weeraro ay kooxda Al-shabaab ku qaaday laba huteel oo ku yaalla magaalada Muqdisho. 12 k...
Shir Lagaga Hadlayay Maamulka Hawada Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Burburay
Nairobi, (SLpost)- Dawladda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inuu burburay shir farsamo oo laga wadahadlayey maamulka hawada Somaliland iyo Somaliland oo ay Qaramada midoobay...
Al-shabaab Oo Sii Daysay Laba Askari Oo Kenyan Ah Oo Maxaabiis U Ahaa, Ka Dib Markii Ay Islaameen
Nairobi, (SLpost)- Booliska Kenya ayaa sheegay in laba askari oo ay afduubteen kooxda Al-Shabaab, in ka badan laba sano ka hor la soo daayay. Taliyaha...
Mo Faarax Oo Ku Guulaystay Orodka 5,000 Mitir ee Lausanne
London, (SLpost)- 32 jirkan haysta labada biladood ee dahabka ah ee Oliimbigga ayaa ku orday 13:11:77. Orodkan ayaa ah kii ugu horreeyey ee uu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

