Monthly Archives: July, 2015

spot_imgspot_img

Madaxa FIFA Ee Bolivia Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Bolivia, (SLpost)- Xidhiidhiyaha kubadda cagta ee dalka Bolivia, Carlos Chavez ayaa la xidhay ka dib baadhitaan musuqmaasuq oo dalkaasi laga sameeyay. Waxa baadhitaanka ka qayb...

“Aynu ka wada shaqayno iskuna taageersano horumarka iyo horusocodka” Wasiir Xirsi

Laascaanood, (SLpost)- Wasiirka madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo bulshada gobolka Sool kala qayb galay munaasibaddii ciidal-fidriga ayaa ka hadlay xaaladda gobolkaas iyo...

Sheekh Aadan-Siiro oo baaq u jeediyey Golaha Guurtida iyo Siyaasiyiin ku loolamaysa murashaxnimada Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Xiiray) oo ka mid ah culimada Caasimadda Hargeysa, ayaa si adag uga hadlay Khilaafyo sharci oo ka taagan...

Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Masuuliyiin Dhawaan Xisbigiisa Iska Casilay

Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha  xisbiga mucaaridka ah ee  Waddani Cabdiraxmaan Maxamed  Cabdilahi (Cirro) ayaa dalka dib ugu soo laabtey ka...

Hargeysa: Daawo Bilicda Sawirrada Xuska Munaasibadda Ciidal-Fidriga iyo Madaxweynaha oo Shacbiga kala Qayb-galay

Hargeysa (SLpost)- iyadoo maanta Guud ahaan Caalamka Islaamka looga dabbaal-degay Xuska munaasibadda Ciidal-Fidriga, waxa si weyn looga ciiday isla markaana xuska maalintan laga weyneeyey...

Diyaaradaha Drones-ka Ee Mareykanka Oo Soomaaliya Ku Dilay Saraakiil Al-shabaab Ah

Baardheere, (SLpost)- Ugu yaraan laba hogaamiye oo ka tirsan Kooxda Al-shabaab ayaa la sheegay in lagu dilay weerar ay qaadday diyaarad nooca bilaa duuliyaha...

Marwada Koowaad Oo Carruurta Agoomaha Ee Hargeysa Ugu Deeqday Sharaab Iyo Buskud Farxadda Ciidda Awgeed

Hargeysa, (SLpost)- Marwada koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa Xarunta Agoomaha ee Hargeysa gaadhsiisay sharaab iyo Buskud ay ugu talo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img