Suldaan Taageero Buuxda u Muujiyay Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Suldaanka guud ee beesha Magaadle Suldaan Yuusuf Cabdiraxmaan ayaa sheegay in isaga iyo beeshiisuba ay si buuxda u taageersan yihiin Xukuumadda Somaliland...
Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii – Qaybta 11aad
“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...
“Ma Ogolaanayno In Somaliland Dabaqado Yeelato, Ganacsataddana Baryi Mayno”
Hargeysa (SLpost)- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Saxaradiid Caddaani ayaa walaac xoogan ka muujiyay lacagaha qaalaad siiba dollarka, taas oo meesha ka saartay...
DAAWO: Ciyaaraha African Nation Cup Of UK Sida Ay Somaliland Uga Badisay Waddamada Nigeria , Kenya Iyo Ruwanda
DAAWO: Ciyaaraha African Nation Cup Of UK Sida Ay Somaliland Uga Badisay Waddamada Nigeria , Kenya Iyo Ruwanda https://youtu.be/45COVw6iU6M
Xukuumadda Oo Dejisay Qorshe Lagu Xoojinayo Sidii Shaqooyinka Ajaanibku Hayo Ay U Qaban Lahaayeen Muwaadiniintu
Hargeysa, (SLpost)- Wasaarada shaqadaha iyo arrimaha bulshada Somaliland, ayaa soo bandhigtay nidaam lagu xoojinayo in shaqooyinka dadka ajaanibka ahi dalka ka qabtaan ay qaban...
Sepp Blatter Oo Iska Casilay Madaxweynenimadii FIFA
Zurich, (SLpost)- Madaxweynihii xidhiidhka kubada cagta aduunka ‘FIFA’ Mr Sepp Blatter ayaa ku dhawaaqay caawa inuu iska casilay xilkii todobaadkan uun loo doortay ee...
Mucaaradka Burundi Oo Maanta Ku Baaqay Banaan-baxyo Cusub
Bujumbura, (SLpost)- Hogaamiyeyaasha mucaaradka ee dalka ayaa ku baaqay mudaharaad cusub oo lagaga soo horjeedo madaxweyne Pierre Nkurunziza, kaasoo ka dhici doona maanta oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

