Akhriso Liiska 50 Ciyaartoy ee ugu Qaalisan Qaaradda Yurub iyo Eden Hazard oo booska ka riixday Ronaldo
Cilmi-baadhis ay samaysay Xarunta Caalamiga ah ee Daraasaadka Ciyaaraha (CIES), ayaa lagu shaaciyey Qiimaynta Xiddigaha ka ciyaaraha kooxaha ka dhisan shant Horyaal ee ugu...
Tirada Qaxoontiga Sannadkan Gaadhay Yurub Oo La Shaaciyay
Geneva, (SLpost)- Hay’addaha qaramada midoobay ee UNHCR iyo IOM ayaa shaaciyay tirada qaxoontiga sannadkan gaadhay dalalka Yurub, kuwaasoo ka gudbay badda Mediterranean-ka. Hay’addahan ayaa tirada...
Awdal: Ciidamada Ammaanka Oo Hub Ay Ku Jiraan Hoobiyeyaal Gacanta Ku Dhigay Iyo Guddoomiye Ramaax Oo Ka Hadlay
Boorama, (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa sheegay inay qabteen hub kala duwan oo ay ka mid yihiin hoobiyeyaal, kaasoo lagu...
Waxqabadka Iyo Qorsheyaasha Wasaaradda Kalluumaysiga Ee Sannadkan (Q:2-aad)
Qormadeenii hore ee wareysiga agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda ee todobaadkii hore waxaynu kusoo qaadanay Wasaaradda kalluumaysiga iyo hawlaha waxqabad ee...
Diyaaradda flyDubai Oo Soo Cago-dhigatay Madaarka Cigaal Iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Ka Hadlay
“Waxa farxad wayn ii ah in ayanu halkan u joogno bilogii duulimaadyada Diyaarada la yidhaa Fly Duybai.” Saylici “Qorshe dheer ayaa loo soo maray, ugu...
Weftigii Madaxweynuhu Hogaaminayey Iyo Kulamadii Ay La Yeesheen Masuuliyiinta Imaaraadka
Dubai, (SLpost)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee ku sugnaa imaaraadka Carabta ayaa kulan balaadhan la yeeshay dhaxal...
Shir Lagaga Arrinsanayo Boko Xaraam Oo Maanta Ka Furmaya Nigeria
Abuja, (SLpost)- Waxa maanta ku shiraya caasimada Abuja ee dalka Nigeria, taliyeyaasha ciidammada dalalka Nigeria deriska la ah, iyagoo ka arrinsanaya dagaalka ka dhanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

