HomeAwdal: Ciidamada Ammaanka Oo Hub Ay Ku Jiraan Hoobiyeyaal Gacanta Ku...

Awdal: Ciidamada Ammaanka Oo Hub Ay Ku Jiraan Hoobiyeyaal Gacanta Ku Dhigay Iyo Guddoomiye Ramaax Oo Ka Hadlay

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Boorama, (SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa sheegay inay qabteen hub kala duwan oo ay ka mid yihiin hoobiyeyaal, kaasoo lagu qabtay meel ka mid ah buuraleyda gobolkaas.

“Ciidanka booliska ayaa soo qabtay hubkan, waxaana ku jira hubkan waxyaabo qarxa, kuwaasoo ah nooc loo adeegsan karo buundooyinka iyo meelo kale. Waxa kale oo ku jira hoobiyeyaal iyo rasaas.” ayuu yidhi guddoomiyuhu.ramaax

Guddoomiye Ramaax ayaa sheegay in hubkani aanu wax xidhiidh ah la lahayn khilaafkii dhawaan ka dhashay buurta Siimoodi iyo Suldaan Wabar arrintiisa, waxaanu yidhi. “Arrintani lama xidhiidho khilaafkii ka dhashay buurta Siimoodi, taasina cabasho ayuun bay ahayd waana la dhameeyay. Sidoo kalena xidhiidh lama laha arrinta Wabar.

Dawlad ahaan waxa ugu horeeya ee aanu u xil-saaranahay waa mudnaanta inaanu siino nabadgelyada, hub aan ku jirin gacanta dawladdana cid kasta iyo meel kasta waa la qabanayaa.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories