“Taariikh-nololeedkii M.M Kastan iyo Intii aan ka Aqaanay” – Mustafe Cabdi Shiine, Badhasaabka Gabiley
Waxa caawa saacad danbe aan daawaday barnaamij laga diyaariyay ALLE naxariistiisa jano ha ka waraabiyee Marxuum M.M.Kastan oo ay geeridiisu ku beegnayd 11.06.2014 sanatkii...
Heshiiskii Khilaafka muddo-kordhinta oo galaafan gaadhay Xisbiga UCID oo burbur ku sigtay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 3aad ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray), ayaa sheegay inay xisbi ahaan hagar-daamooyin halis galiyey xisbigooda...
Jamaal Cali Xuseen oo Qurbeejoogga Reer Saaxil ee UK la qaatay Kulan ay taageero ballaadhan ugu muujiyeen (+ Sawirro)
London (SLpost)- Qurbejoogga gobolka Saaxil ee ku dhaqan Waddanka UK, ayaa kulan ballaadhan oo ay taageero ugu muujinayaan ku qaabilay murashaxa madaxweyha ee Xisbiga...
Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay Taliyaha Guud ee Ciidamada Waddanka Imaaraadka iyo masuuliyiin kale
Abu Dhabi (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo socdaal shaqo ku jooga waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa maanta kulan la yeeshay Dhaxal-sugaha...
Qodobbo Lagu Heshiiyay Oo Kasoo Baxay Shirkii Beelaha Buuhoodle Iyo Qorilugud
Hargeysa, (SLpost)- Beelaha Buuhoodle iyo Qorilugud oo labadii todobaad ee u dambeeyay shir nabadeed uga socday degaanka Coodanle ee gobolka Buuhoodle, ayaa ka heshiiyay...
Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Oo Xilkii La Wareegay
Hageysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Ee Somaliland Aadan X Cali Axmed ayaa xilkii kala wareegay guddoomiyihii hore ee maxkamada sare. Xaflada xilka ay...
Axsaabta Mucaaradka Ah Ee Dalka Itoobiya Oo Sheegay Inay Qaadici Doonaan Natiijadii Doorashadii Bishii Hore Qabsoontay
Addis Ababa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee dalka Itoobiya ee lagu magacaabo Ethiopian Democratic Party (EDP) ayaa ku dhawaaqay inaanay aqbali doonin natiijada doorashadii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

