Midawga Yurub Oo Ku Heshiin Waayay Qaabillaada Muhaajiriinta
Brussels, (SLpost)- Dalalka Yurub ayaa ku guuldareystay in ay heshiis ka gaaDHaan waxay ka yeelayaan kumannaanka magan-gelyo doonka ah, ee gaadhaya dalalka Talyaaniga iyo...
Fu’aad Aadan Cadde oo ka hadlay Xaaladdiisa Caafimaad iyo Xilliga uu Hargeysa imanayo
Istanbul (SLpost)- La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee gobollada Bari Fu’aad Aadan-Cadde oo cusbitaal ku yaalla waddanka Turkiga, gaar ahaan magaalada Istanbul lagaga daawaynayo Xannuun uu...
Prof Axmed Ismaacil Samatar oo Sharraxay sida loogu guulaysan karo Wada-hadallada Soomaaliya iyo loolanka Aqoonsi-raadinta
Hargeysa (SLpost)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sharraxaad ka bixiyey muhiimadda ay Somaliland u leedahay fahamka Aqoonta guud ee Cilaaqaadka Caalamiga ah, taas oo...
Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Farriin Digiin Ah U Diray Waalidiinta Ubadkooda Lagu Qabto Rabshad
Boorama (SLpost) - Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay inay tallaabo ka qaadi doonaan dhalinyaro uu sheegay inay habeenkii bulshada ku...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Loo Sameeyay Sannad-guurada 2-aad Ee Hirgelinta Idaacadda Qur’aanka Kariimka
Hargeysa, (Slpost)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad loo qabtay sannad guurada labaad ee ka soo wareegtay asaaskii...
Ciidamada Ammaanka Oo 7 Nin Oo Dabley Ah Iyo Hubkoodii Gacanta Ku Dhigay Iyo Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay
Hargeysa, (SLpost)- Ciidamadda booliska ayaa hawl-gal ay ka sameeyeen koonfurta Hargaysa waxay ku soo qabteen todoba nin oo ka mid ahaa dabley hubaysan, baabuur...
DILA ILAA DELHI – W/Q: Cabdirasaaq Askar
Waxaan xalay shaashadaha warbaahinta qaar kamid ah ka dheehday; shakhsiga ku magacaaban Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland , oo ka sheekeynayey socdaal uu sheegay inuu ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

