Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Daah-furay Shirkad Cusub Oo Gaadiidkeedu U Kala Gooshi Doonaan Gobollada

Hargaysa (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (sayalici), ayaa manta ka qayb galay  xaflad lagu daah-furyay shirkad cusub oo gaadiid, taasi oo...

Axkaamta Soonka – Qaybta 1aad

Hordhac Erayga ‘soon’ waa ka joogsi laga joogsanayo wixi Alle SWT faray in aan la samayn, waana in aad xilli tirsan ka af xidhnaato cuntada,...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland Oo Ka Warbixiyay Shir uu Jabuuti kaga qayb-galay oo Maamul-goboleedyada Soomaaliya goob-joog ka ahaayeen

Hargeysa (SLpost)- Xeer ilaaliyaha guud ee  Somaliland    Axmed  Xasan  Aadan,  ayaa ka  xog-waramay  shir uu dhawaan kaga qayb galay dalka jamhuuriyadda Jabuuti, shirkaasi oo...

Bulsho TV Oo Balaadhin Ku Sameeyay Baahintiisa Gobollada Galbeedka

Hargeysa, (SLpost)- Xaflad balaadhan oo lagu daah furayay  telefishanka  Bulsho Tv oo baahintiisa ku soo kordhiyay   goboladda galbeedka ee Awdal iyo Gabiley   ayaa xalay...

“Madaxweynaha Ma Aqoonsan Doono Haddaanu Heshiiskii Xisbiyada Go’aan Kasoo saarin Ka Hor 26-ka June” Musharaxa UCID

Hargeysa, (SLpost)- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay inaanay madaxweyne Siilaanyo aqoonsanayn haddaanu go'aan kasoo saarin heshiiskii xisbiyadu ka gaadhin...

Madaxweyne Siilaanyo Shacabka Ku Hambalyeeyay Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhambaal hambalyada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed ah wuxuu u diray guud ahaan bulshada...

Xukuumada Somaliland Iyo Wefti Ka Socda China Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Ganacsi Ee labada Dal

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaarada wershedaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa shalay kulan  ballaadhan la yeeshay masuuliyiin sar-sare iyo ganacsato ka socday dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img