Muslimiinta Waddanka Shiinaha oo loo diiday Gudashada Waajibaadka Soonka Bisha Ramadaan
China (SLpost)- Dawladda Shiinaha, ayaa qoomiyadaha muslimiinta ah ee ku nool dalweynaha shiinaha, gaar ahaan qoomiyadda Uyghur oo ku nool Gobolka Xinjiang, ka horjoogsatay...
YUUSUF GARAAD: Xirfadle Caan Baxey Misna Muunad Baxey! – W/Q: Mustafe Suleymaan Cilmi
Hal-qabsi:- Waxba yaanu xoolo I siin xeerna ii geline, Xaashee nin libin kaa xistiyey xumihii waa yaabe… Mahadhooyinkii Gabyaa M. N. Fadal (AHUN). Mr. Yuusuf Garaad Cumar...
Axkaamta Soonka – Qaybta 2aad
Waa ayo cidda soonku ku waajiibayo? Qofku waa in uu Muslim yahay Qofku waa in uu qaangaadh yahay (qof aan qaan-gaadh ahayn laguma laha soon balse...
Wasiirka Qorsheynta Muxuu Ka Yidhi Rabshadii Ka Dhacday Jaamacadda Hargeysa?
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda qorsheynta qaranka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ahna guddoomiyaha guddida jaamacadda Hargeysa ayaa ka hadlay rabshad shalay ka dhacday xarunta...
Laamaha Ammaanka Kenya Oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyay
Nairobi, (SLpost)- Waxaa guud ahaan isbedel lagu sameeyay laamaha sirdoonka dalka kenya iyagoo in ka badan 50 sarkaal oo sar sare oo katirsanaa laamaha...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgeliyay Deegaanka Waddo-Makaahiil Ee Degmadda Farro-weyne
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shalay xadhiga ka jaray Ceel biyood ay baahi weyn u qabeen shacbiga ku dhaqan...
Maamulka Togdheer Oo Iska Difaacay Eedo Uu Hore Ugu Jeediyay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolku
Burco, (SLpost)- Maamulka gobolka Togdheer ayaa dhinac isaga leexiyay eedaymo uu hore ugu soo jeediyay guddoomiyaha maxkamadda gobolka Togdheer, kaasi oo u eedeeyay in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

