Monthly Archives: June, 2015

spot_imgspot_img

Wasaaradda Dib U Dejinta Oo Deeq Raashin Ah U Qaybisay Qaxoonti Yemeniyiin Ah

Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda dib u dejinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay u qaybisay raashin loogu tallo-galay inay ku afuraan bisha barakaysan ee Ramadaan, dadka ka...

Guddoomiyaha Selal Oo Ka Hadlay Dhismayaal Xuduudka Jabuuti Ku Dhow Oo Ay Burburiyeen

Saylac, (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Selal Cabdirisaaq Waabari Rooble,ayaa ka war bixiyay dhismayaal sharci darro ah oo kooxo kootarabaan ay ka dhiseen meel u dhow...

Waddamada Ugu Qaxoontiga Badan Adduunka Oo La Shaaciyay

Istanbul, (SLpost)- Waddamada Suuriya iyo Agaanistaan ayaa noqday halka ay ka yimaadaan qaxoontiga ugu badan adduunku sannadkii hore, iyadoo tirada dadka ay colaaduhu ay...

Obama Oo Noqonaya Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Mareykan Ah Ee Booqda Itoobiya

Washington, (SLpost)- Madaxweyne Barack Obama ayaa noqon doona madaxwaynihii ugu horeeyay ee Maraykan ah oo isaga oo xil haya booqda dalka Itoobiya sida ay...

Axkaamta Soonka – Qaybta 3aad

Maxaa karaahiyo ah marka aad sooman tahay? In aad soonto maalinta shakiga (sida in la arki waayo bisha, Shacbaanna aan la dhammaysan In aad soonto sannadka...

Warbixin Somaliland ka saartay Liiska dalalka Dhalinyaradoodu u tahriibto Qaaradda Yurub iyo Sababta ka dambaysa

NEW YORK (SLpost)- Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka ee Human Rights Watch (HRW) oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka, ayaa warbixin ka diyaarisay Liiska Waddamada Qaaradda Afrika...

Nuxurka uu Xambaarsan yahay Bayaan ay ku saxeexan yihiin 160 Culimada Islaamka oo Codsi u diray Boqorka Sucuudiga

Riyaadh (SLpost)- Bayaan ay wada-jir u soo saaray in ka badan 160 Culimada Islaamka Adduunka, ayaa ka hadlay Xaaladda uu ku sugan yahay Madaxweynihii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img