HomeWarbixin Somaliland ka saartay Liiska dalalka Dhalinyaradoodu u tahriibto Qaaradda Yurub iyo...

Warbixin Somaliland ka saartay Liiska dalalka Dhalinyaradoodu u tahriibto Qaaradda Yurub iyo Sababta ka dambaysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

NEW YORK (SLpost)- Hay’adda Xuquuqal Iinsaanka ee Human Rights Watch (HRW) oo fadhigeedu yahay dalka Maraykanka, ayaa warbixin ka diyaarisay Liiska Waddamada Qaaradda Afrika iyo Eeshiya ee dhalinyaradoodu u tahriibaamn dalalka Qaaradda Yurub.

Warbixintan oo Qaab Shax u samaysan loo soo bandhigay, ayaa laga diyaariyey Waraysi hay’adda HRW la yeelatay dhalinyaro tiro badan oo Soomaali ku jirto, kuwaas oo Wakiillo hay’adda ka socdaa kula kulmeen waddamada Talyaaniga iyo Giriigga oo ah labada Kedin ee tahriibayaashu ka galaan dalalka Qaaradda Yurub.

Human rights watchShaxda lagu muujiyey warbixintan, ayaa soo bandhigtay isla markaana Somaliland ku dartay Liiska waddamada Adduunka ee aanay dhalinyardoodu tahriibin, arrintaas oo ah mid xaqiiqada ka fog isla markaana aan run laga sheegin, iyadoo Somaliland ka mid tahay meelaha ugu badan ee dhalinyaradoodu ka tahriibaan, balse sababta dhabta ah ee warbixinti sidan ugu soo bandhigtay ayaa ah iyadoo Tahriibayaasha Somaliland ka tagaa ay sheegtaan inay u dhasheen isla markaana ka yimaaddeen dalka Soomaaliya.

Sida shaxda ka muuqata, Waddamada ay warbixintu xustay inaanay dhalinyaradoodu u tahriibin qaaradda Yurub, waxa ka mid ah Somaliland, dalalka Khaliijka Carabta, Israa’iil iyo Ciraaq.

Sidoo kale, sida ma muuqata khariiradda lagu soo bandhigay warbixinta, waddamada ayaa loo qaybiyey Afar Qaybood oo kala ah Dalalka ay Tahriibiyaashu ka yimaaddeen, dalalka ay sii dhex-maraan, waddamada ay uga gudbaan Qaaradda Yurub iyo dalalka ay u tahriibaan oo ah marinnada ay ka galaan waddamada Midowga Yurub.

Human rights watch

HALKAN HOOSE GUJI SI AAD UGA BOGATO WARAYSIYADA LALA YEESHAY DADKA, ADIGOO GUJINAYA FALLAADH KASTA DALKA AY TILMAAMAYSO.

SOURCE: HRW

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories